1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DFS Oo Sheegtay Iney Qabatay Sarkaal Al-shabaab Ah Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay iney gacanta ku dhigtay sarkaal ka tirsanaa xarakada Al-shabaab, kadib howlgal ay ciidamada ammaanka ka sameeyeen gobolka Shabellaha Hoose. Warbaahinta dowladda ayaa shaacisay in sarkaalkan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kalfadhiga Shanaad Ee Golaha Shacabka Oo Maanta Furmaya Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in uu furmo Kalfadhiga Shanaad ee golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya, kadib fasax ay xildhibaannadu ku maqnaayeen. Waxaa la filayaa in furitaanka Kalfadhigan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe Oo Kusoo Wajahan Magaalada Muqdisho Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu soo gaaro madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe. Waxaa soconeysa diyaarinta soo dhoweynta madaxweyne Axmed Madoobe, iyadoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Golaha Deegaanka Oo Dooranaya Guddoomiyahooda Iyo Ku Xigeenkiisa Waxaa lagu wadaa in gelinka dambe ee maanta magaalada Gaalkacyo ee dhanka Puntland lagu qabto doorashada guddoomiyaha golaha deegaanka iyo sidoo kale ku xigeenka golahaasi. Guddiga arrintan u xilsaaran ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Howlgal Dad Badan Lagu Qabtay Oo Ciidanka DFS Ka Sameeyeen Muqdisho Ciidanka DFS ayaa waxay howlgal ballaaran xalay ka fuliyeen xaafaddoo ka mid ah degmada Warta Nabadda ee magaalada Muqdisho. Howlgalkan ayaa xooggiisa wuxuu ka dhacay laanta Barwaaqo illaa Laanta Saddexaad,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka DFS Oo Ku Goodiyey Iney Faarujinayaan Degmada Baraawe Ciidanka xoogga dalka ee ku sugan degmada Baraawe ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa ka cabanaya mushaar la’aan Afar bil ah, iyaga oo ka hadlay baahida ay qabaan. Qaar ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo u Yeertay Safiirka Soomaaliya ee Switzerland Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa u yeeray Safiirka Soomaaliya u fadhiya Switzerland Faadumo Cabdullaahi Maxamuud. Axmed Ciise Cawad Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa safiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Ku Xigeen Ku Dhintay Weerarkii Maanta Ka Dhacay Muqdisho Wasiir ku xigeenkii wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Saqar Ibraahim Cabdalla ayaa ka mid noqday dadkii ku dhintey weerarkii ay manta Al-shabaab ku qaadeen xarunta wasaaraddan ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rag Hubeysan Oo Ka Dhex Dagaallamaya Xarunta Wasaaradda Shaqada Iyo Shaqaalaha Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa lagu dhuftay albaabka hore ee xarunta wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha, taasi oo ku dhow isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho. Sida ay inoo sheegeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Xooggan Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Qarax aad u xooggan loona adeegsaday gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa goor dhow ka dhacay nawaaxiga Isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho. Qaraxan ayaa laga maqlay inta badan degmooyinka…