5 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Ridday Maxkamada Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa Saaka Xukun Dil ku riday Canshuur Cismaan Abuukar Cumar (Asad) 23jir ah iyo Max’ed Cali Boorow Aadan (C/xakiin) oo 25 jir ah, Kuwaas oo ka tirsanaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Mas’uuliyiin loo xiray Musuq-maasuq Ciidamada booliska Somaliland ayaa maanta xabsiga u taxaabey laba mas’uul oo ka tirsanaa wasaaradda warfaafinta Somaliland. Labadan masu’uul ayaa kala ah, agaasimihii wasaaradda warfaafinta Dr. Cismaan Xuseen Warsame iyo agaasimihii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS: Doorashada Galmudug Waxay Dhacaysaa Waqtigii Loogu Talagalay Wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay mowqifkeeda ku aaddan doorashooyinka Galmudug. Cabdi Maxamed Sabriye, wasiirka wasaaraddan oo la hadlay Idaacadda VOA-da ayaa sheegay in doorashadaasi ku dhici…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maraykanka: Ma Jirto Shacab Aan Ku Dilnay Duqeymaha Aan Ka Fulinno Soomaaliya Taliska ciidanka Maraykanka ee AFRICOM ayaa waxbo kama jiraan ku sheegay warbixin dhowaan ay soo saartay hay’adda Amnesty International, taasi oo ay ku sheegtay in duqeymaha Maraykanka ka fuliyey Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hay’adaha Ammaanka Oo Sheegay Iney Gacanta Ku Dhigeen Sarkaal Al-shabaab Ah Sida lagu baahiyey warbaahinta dowladda, ciidamada ammaanka ayaa howlgal ay ka fuliyeen magaalada Muqdisho waxa ay kusoo qabteen sarkaal la sheegay inuu ka mid ahaa Al-shabaab. Waxaa la sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Sababta Ciidanka Kenya Uga Baxeen Deegaanka Busaar Ee Gedo Saraakiisha ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya ee ku sugan degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo ayaa faah faahin ka bixiyey sababta ay ciidanka Kenya uga baxeen deegaanka Busaar ee gobolkaasi. Korneel Warfaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Xilligan Keenay Xiriirka Cusub Ee Somaliland Iyo Eritrea? Wefti uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibadda dalka Eriteriya Cismaan Saalax Maxamed, ayaa isniintii shalay soo gaadhey magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland. Weftiga ayaa ku sugnaan doona Somaliland muddo saddex maalmood…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Kenya Oo Faarujiyey Deegaan Ka Tirsan Gobolka Gedo Ciidamada Kenya ayaa maanta waxa ay isaga baxeen deegaanka Busaar ee gobolka Gedo. Dadka deegaanka ayaa inoo sheegay in ciidankan ay aadeen dhanka degmada Ceel-waaq, waxaana halkaasi durba la wareegay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senator Qeybdiid “Hala Joojiyo Dagallada Xeraale Iyo Cadalle” Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa ku baaqay in si shuruud la’aan ah lagu joojiyo dagaallada ka socda deegaanka Xeraale, Galgaduud iyo sidoo kale deegaannada hoostaga degmada Cadalle ee gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xeraale Oo Deggan Wrarka ka imaanaya deegaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud ayaa ku warammaya in xaalad deganaansho ah ay ka jirto halkaasi oo shalay dagaal xooggan uu ka dhacay. Sida ay inoo xaqiijiyeen…