1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Geelle Oo Khudbad u Jeedinaya Xildhibaannada BFS Xildhibaannada baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa kulan degdeg ah ku yeelanay maanta dugsiga tababarka Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho, sida lagu wargeliyey mudanayaashan. Ulajeedka kulankan ayaa ah khudbad uu madaxweynaha Jabuuti…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muqdisho: Waddooyinka Oo Maalintii Labaad Oo Xiran Ciidamada ammaanka ayaa maalintii Labaad waxa ay xireen waddooyinka magaalada Muqdisho iyadoo amnigana uu yahay mid aad loo adkeeyey. Waxaa waddooyinkan loo diidayaa iney isticmaalaan gaadiidka shacabka, iyadoo la arkayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Samatar Iyo Cigaal Oo Sanado Badan Kadib Lagu Soo Dhoweeyay Muqdisho Waxaa maanta magaalada Muqdisho yimid Fanaaniinta caanka ah ee Xasan Aadan Samatar iyo Axmed Cali Cigaal oo muddo dalka ugu dambeysay. Cigaal oo warbaahinta la hadlay wuxuu sheegay inuu aad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Aqoonyahan Idiris Sheekh “Safarkii Kheyre Ee Kismaayo Mid Fashil Buu Ahaa” (Dhageyso) Aqoonyahan Idiris Sheekh Xasan Faarax oo ka mid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed ee ku nool dalka dibaddiisa ayaa sheegay in shirkii kusoo dhammaaday Kismaayo ee Ra’iisul wasaare Kheyre iyo Madaxweyne Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Geelle Oo Lagu Soo Dhoweeyay Muqdisho Madaxweynaha dowladda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa goor dhow kasoo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Waxaa safarka ku wehlinaya madaxweyne Geelle…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waddooyinka Muqdisho Oo Xiran Waxaa maanta xiran inta badan waddooyinka magaalada Muqdisho, iyadoo waddooyinkaasi lagu arkayo ciidamo badan oo dowladda federaalka Soomaaliya ah. Waddooyinka wadnaha iyo Makka Al-mukarrama ayaa ah meelaha ay ciidamo xireen,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shaqsigii Ka Dambeeyey Toogashadii Ka Dhacday New Zealand Oo Maxkamad Kasoo Muuqday Maxkamad ku taalla New Zealand ayaa waxaa kasoo muuqday Brenton Tarrant, oo 28 jir ah una dhashay Australia kaasi oo Jimcihii toogasho ku dilay 49 qof oo muslim ah kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Duqeyn Ka Dhacday Gobolka Shabellaha Hoose Diyaaradaha dagaalka Maraykanka, gaar ahaan kuwa aan duuliyaha lahayn ayaa duqeyn ka fuliyey deegaanka Jilib Marka ee gobolka Shabellaha Hoose. Wararku waxay sheegayaan in duqeyntan lala eegtay gaadiid la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Bakool: Milatariga DFS Oo Sheegay Iney Dileen Xubno Al-shabaab Ah Taliska ciidanka xoogga dalka ee gobolka Bakool ayaa ka warbixiyey dagaal iyaga iyo Al-shabaab ku dhexmaray deegaanka Ceel-laahelay ee gobolkaasi. G/sare Warsame Maxamed oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Jabuuti Oo Kusoo Wajahan Magaalada Muqdisho Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta oo Sabti ah waxaa lagu wadaa inuu soo gaaro magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, iyadoo ammaanka magaaladana aad loo adkeeyey. Wararku waxay…