1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Iyo Ingiriiska Oo Ka Wadahadlay Xoojinta Xiriirkooda Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ku qaabilay Muqdisho Safiirka cusub ee Boqortooyada Midowday u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Benjamin James Fender. Mudane Danjire…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Tabashadii Jubbaland Ee DFS Oo La Xalliyay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre,ayaa sheegay in Safarkiisi Kismaayo uu ku soo dhamaaday guul iyo Miro dhal ku salaysan isfaham iyo in si dhab ah Dowladda Federaalka iyo Jubbaland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Muqdisho Warar goor dhow nasoo gaaray ayaa waxay sheegayaan in qarax lagu xiray gaari uu ka dhacay nawaaxiga Isgoyska Shaqaalaha, wadada makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho. Gaari nooca loo yaqaan SURF…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga AFRICOM: Waxaan Dilnay Xubno Al-shabaab Taliska ciidanka Maraykanka ee qaaradda Africa ayaa faah faahin ka bixiyey duqeyn ay ka fuliyeen deegaanka Huuley ee gobolka Shabellaha Hoose. Qoraal kooban oo kasoo baxay AFRICOM ayaa lagu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Laftagareen “Waxaa Socda Qorshe Al-shabaab Looga Xoreynayo K/galbeed” Madaxweynaha dowlad goboleedka K/galbeed C/casiis Laftagareen ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay wadaan qorsheyaal amni oo deegaannada maamulkaasi looga saarayo Al-shabaab. Wuxuu sheegay in Al-shabaab haddii aan la iska…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Shacab Waxyeello Kasoo Gaartay Duqeyn Ay Ciidanka Kenya Ka Fuliyeen Ceel-waaq, Gedo Ciidamada Kenya ayaa lagu soo waramayaa in dhibaato ay u geysteen dad shacab ah oo ku dhaqan degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo iyo deegaanno ku dhow degmadaasi. Diyaaradaha dagaalka ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Walaac Laga Muujiyey Ammaanka Deegaannada Hirshabelle Siyaasiyiinta ku dhaqan deegaannada maamulka Hirshabelle ayaa walaac ka muujiyey ammaanka guud ee deegaannadaasi. C/raxmaan Xuseen oo ka mid ah siyaasiyiintan ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog wuxuu sheegay in aan…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo “Hoggaaminta iyo Mas’uuliyad Wadareedku WaaTiirarka Ugu Muhiimsan ee Isbeddelka” Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa khudbad uu ka jeediyey shirkii Africa Now ee ka dhacay magaalada Kampala ee dalka Uganda waxa uu kaga hadlay arrimo dhowr…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Bam Lagu Tuuray Suuq Ku Yaalla Deegaanka Goof-gaduud Buurey Ee Baay Wararka ka imaanaya deegaanka Goof-gaduud Buurey ee gobolka Baay ayaa waxay sheegayaan in suuq ku yaalla deegaankaasi oo ay ku sugnaayeen dad badan lagu tuuray Bam nooca gacanta laga gano…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dagaal Ka Dhacay Gaalkacyo Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ka dhacay maleeshiyaad ku sugnaa waqooyiga magaaladaasi. Maleeshiyaadkan ayaa isku qabsaday dhul ku yaalla halkaasi, waxaana dagaalkan…