1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Africa Now Oo Maanta Lagu Soo Gabagabeynayo Kampala Maanta oo Arbaco ah ayaa la filayaa In magaalada Kampala Lagu Soo gabagabeeyo shir madaxeedka madaxda Afrika Shirkan oo shalay ka furmay magaaladaasi ayaa waxaa ka qeybgalaya qaar ka mid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Dhexmaray Ra’iisul Wasaare Kheyre Iyo Dhallinyarada Magaalada Kismaayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Kismaayo kulan xog-waysi ah kula yeeshay dhallinyarada ku nool magaalada. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo dhallinyarada u sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daawo Wareysi Gaar Ah Oo Aan La Yeelannay Safiirka Ingiriiska Ee Soomaaliya Goobjoog ayaa wareysi gaar ah oo dhinacyo badan taabanaya waxa ay la yeelatay Ben Fender oo ah safiirka dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya. Wareysigan ayaan wax badan kaga weydiinnay arrimaha ku aaddan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxweynaha Puntland Oo u Digay Somaliland Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid C/laahi Dani ayaa Somaliland uga digay daan-daansi uu sheegay iney ka waddo deegaanno ka mid ah gobolka Sanaag. Waxa uu sheegay madaxweyne Dani in ciidanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Shir Uga Qeybgalaya Magaalada Kampala, Uganda Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda. Madaxweynaha ayaa ku biiraya Madaxda dalalka Uganda, Koonfur Afrika, Tanzania…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyahii Ciidanka Daraawiishta Puntland Oo Is Casilay Taliyahii ciidanka daraawiishta Puntland Jeneraal Cabdi Shukri C/laahi Xuseen ayaa warqad uu isku casilayo waxa uu maanta u gudbiyey madaxweynaha maamulkaasi. Wararka ay heshay Goobjoog ayaa waxay sheegeyaan in sababta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka DFS Iyo Kuwo Ajaaniib Ah Oo Howlgal Ka Fuliyey Deegaanno Al-shabaab Ka Joogeen Sh/hoose Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwo ajaaniib ah ayaa xalay waxa ay howlgal ka fuliyeen deegaannada Mubaarak iyo Daaru-salaam ee gobolka Shabellaha Hoose. Deegaannadan waxaa ku sugnaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ka Socda Magaalada Kismaayo? Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose waxaa ku sugan ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, iyadoo xalay uu ku hoyday magaaladaasi. Wararka ay Goobjoog ka heleyso Kismaayo waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warqad Furan oo ku Socota Garwadeenka Siyaasadeed Ee Soomaaliya Riix halkaan si aad qoraalka u akhrisato
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shil Gaari Oo Ka Dhacay Gobolka Sh/dhexe Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in shil gaari uu ka dhacay duleedka degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe, kaasi oo khasaare kala duwan geystay. Gaarigan weyn…