2 daqiiqo Sheeko:Dalka Yariisow Oo Ammar Ku Bixiyey In Laga Guuro Dhul Dan Guud Ah Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxman Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa soo saaray Wareegto ku aaddan Xaruntii Ciidamada Badda ee degmada C/Casiis iyo Gurigii Taliyaha Ciidamada Badda Duqa Muqdisho ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre Iyo Axmed Madoobe Oo Kulan Ku Leh Kismaayo Maanta oo Isniin ah waxaa magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose gaaray Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo. Waxaa garoonka Kismaayo kusoo dhoweeyey madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Kismaayo Oo Maanta Xiran Ciidamada Jubbaland ayaa maanta waxa ay xireen dhammaan waddooyinka magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, iyadoo dhanka kalena aad loo adkeeyey amniga magaaladaasi. Sababta loo xiray waddooyinkan ayaa lagu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wararkii Ugu Dambeeyey Qarax Ka Dhaca Gobolka Jubbada Hoose Qarax miino oo dhulka lagu aasay ayaa lagu soo waramayaa in uu ka dhacay deegaanka Taabto ee gobolka Jubbada Hoose, kaasi oo khasaare geystay. Deegaankan waxaa marayey ciidamo la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo Ka Hadashay Diyaaraddii Ku Dhacday Itoobiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Shacabka iyo Dowladda Federaalka Itoobiya uga tacsiyadeysay shilkii diyaaradeed ee ka dhacay dalkaasi Itoobiya,kaasi oo saameyn ku yeeshay dad rakaab ah oo ka soo kala jeeda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso Tirada Soomaalidi Ku Dhimatay Shilkii Diyaaradeed Ee Ethiopia Airlines Waxaa la helay magacyada qaar ka mid ah dad Soomaaliyeed oo ku dhintay diyaaraddii ay lahayd Ethiopia Airlines ee shalay dhacday. Magacyada dadka la shaaciyey ayaa waxaa ka mid ah: 1-…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Jubbaland Oo Meel-mariyey Xeerka Biyaha Waxaa maanta oo Axad ah magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ku kulmay xildhibaannada baarlamaanka maamulka Jubbaland. Kulankan ayaa ahaa midkii 67-aad ee Kalfadhiga Afaraad, waxaana soo xaadiray 43 mudane,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga B/weyne: Arday Lagu Dhex Dilay Iskuul Uu Wax Ka Baranayey Wararka ka imaanaya magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in lagu dhex dilay Iskuulka Mujammac mid ka mid ah ardayda dhiganeysa iskuulkaasi. Ardaygan waxaa dilay arday kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Diyaarad Ay Leedahay Ethiopian Airlines Oo Bur-burtay Diyaarad ay leedahay shirkadda Ethiopian Airlines ayaa maanta burburtay, Lix daqiiqo kadib markii ay ka kacday garoon ku yaalla magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Afhayeen u hadlay Ethiopian Airlines ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka DFS Oo Hub Ka Qabsaday Al-shabaab Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay howlgallo ballaaran ka sameeyeen degmada Qoryooley ee gobolka Shabellaha Hoose, iyo sidoo kale deegaanno ku dhow degmadaasi. Sida lagu daabacay warbaahinta dowladda, waxay…