1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga “Labo Sano Kadib Ma Ahayn In DFS Bilowdo Tirakoobka Ciidanka” Sidaa Waxaa Yiri.. Sarkaal ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka qeybta 21-aad ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya mas’uuliyad ay ka saaran tahay bixinta mushaaradka ciidanka gadooday. Cabdi Maxamed Jaamac oo ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sidee Ayeey Culimada Soomaaliyeed Uga Qeyb Qaadan Karaan Dib u Heshiisiinta? Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa dood ku saabsan sida ay culimada Soomaaliyeed uga qeyb qaadan karaan dib u heshiisiinta dalka. Waxaa dooddan ka qeybgalaya Sheekh Cabdi Xayi, Sheekh Bashiir…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DFS Oo Sheegtay Iney Qabatay Sarkaal Al-shabaab Ah Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgal ay ciidanka ammaanka ka sameeyeen magaalada Muqdisho 21-kii bishan ku qabteen sarkaal la sheegay inuu ka tirsanaa Xarakada Al-shabaab. Warbaahinta dowladda ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Indha Qarshe “Askariga Aan Damiirka Lahayn Kuma Harayo Ciidanka Xoogga Dalka” Generaal Daahir Aadan Cilmi Indha Qarshe, taiyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in dowladda ay go’aan ku gaartay dib u habeynta iyo dayeenta ciidanka xoogga, islamarkaana aan la aqbali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Iyo Turkiga Oo Heshiis Kala Saxiixday Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Axmed Ciise Cawad, ayaa shalay Istanbul kula saxiixday heshiis dhiggiisa Turkiga Mudane Mevlüt Çavuşoğlu. Heshiiskan ay kala saxiixdeen Soomaliya iyo Turkiga ayaa ku saabsan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayey Awooddaha Heerarka Dowladda Oo La Soo Gabagabeeyay Shirkaan oo sadaxdii maalin ee la soo dhaafay ka socday magaalada Muqdisho waxaa soo qaban qaabisay wasaarada Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Dowladda Soomaaliya waxa diirada lagu saaray…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Waqtiga Uu Furmayo Kalfadhiga 5-aad Ee Golaha Shacabka Oo La Shaaciyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta guddoomiyay Shirka Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka BFS waxaana Kulanka ka qeyb galay gudddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha shacabka Mudane…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daawo: Falanqeyn Ku Saabsan Mushaar La’aanta Ay Ka Cabanayaan Qaar Ka Mid Ah Ciidanka DFS Waxaa soo badanaya askarta ka tirsan xoogga dalka ee ka cabanaya mushaar la’aan muddo Afar bil ah. Ciidanka ka howlagala gobollada Sh/hoose iyo Sh/dhexe ayaa waxay sheegeen ineysan mushaar iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ka Dhacay Deegaanka Buulo Mareer, Sh/hoose Dagaal xooggan oo u dhaxeeyey ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa xalay ka dhacay deegaanka Buulo Mareer ee gobolka Shabellaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Labo Arrin Oo Kalliftay In Ciidanka DFS Usoo Faarujiyaan Saldhigyadii Ay Ku Lahaayeen Sh/dhexe Askar ka tirsan ciidanka xoogga dalka ayaa maanta isaga soo baxay deegaanno dhowr ah oo ku yaalla gobolka Shabellaha Dhexe. Meelaha ay ciidamadan kasoo baxeen waxaa ka mid ah, degmada…