1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Kasoo Baxay Shirkii Degdegga Ahaa Ee Wasiirada DFS Ka Yeesheen Amniga Muqdisho? Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa Guddoomiyay shir golaha wasiirradu ka yeesheen amniga dalka, gaar ahaan sugidda amniga Muqdisho. Goloha wasiirrada ayaa shirka aad ugu falanqeeyay xaaladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Ka Kacay Xarun Ganacsi Oo Ku Taalla Degmada Guriceel Dab geystay khasaare hantiyadeed ayaa saakay waxa uu ka kacay kaalin shidaal oo ku taala degmadaasi, sidoo kalena wuxuu ku faafay dabkan xarumo kale ganacsi oo halkaasi ku yaalla. Sida…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahin Faahin: Dagaal Ka Dhacay Degmada Qoryooley Ee Sh/hoose Dagaal xooggan oo u dhaxeeyay ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya iyo Al-shabaab ayaa xalay waxa uu ka dhacay degmada Qoryooley ee gobolka Shabellaha Hoose. Wararka ay heshay Goobjoog ayaa waxay sheegayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxii Ka Dhacay Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xooggan oo ka dhacay maqaayadda Filsan oo ku dhow Hotelka wehliye ee magaalada Muqdisho. Waxaa la sheegay in gaariga qarax ka buuxa lala…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Ka Dhacay Muqdisho Qarax aad u xooggan ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho, kaasi oo geystay khasaare kala duwan. Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Idiris: Axmed Madoobe Ma Mudneyn In Lagu Casuumo Villa Somalia (Dhageyso) Aqoonyahan Idiris Sheekh Xasan Faarax oo ku sugan dalka Finland ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay ku degdegtay casumaadda ay Villa Somalia ugu sameysay madaxweynaha Jubbaland, Axmed Madoobe. Wuxuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Soomaali Ah Oo Dilay Labo Qof Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa magaalada Jarati waxa uu ku dilay Labo nin, deegaankaasina waxa uu ahaa midka isaga isaga laga soo doorto. Wararku waxay sheegayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ka Dhacay Sh/hoose Dagaal xooggan oo u dhaxeeyay ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa xalay ka dhacay deegaanka Buulo-mareer ee gobolka Shabellaha Hoose.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasiga C/rashiid Gaas: Axmed Madoobe Mar Kale Inuu Soo Noqduu Rabaa Siyaasi C/rashiid Macallin Gaas oo ka mid ah siyaasiyiinta kasoo jeeda Jubbaland ayaa sheegay in aanay rajo wanaagsan ka qabin doorasho xalaal ah oo ka dhacda magaalada Kismaayo. Wuxuu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Xireysa Xerada Qaxootiga Dhadhaab Dowladda Kenya ayaa sheegtay in gabi ahaanba ay dhowaan xireyso xerada qaxootiga Dhadhaab oo ah midda ugu weyn ee xeryaha qaxooti caalamka, waxaana ku nool kumanaan qof oo u badan…