1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Oo Xafiis Ka Furanaya Kismaayo Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ka bilaabay soo xulista xubnaha guddigan ku matali doona deegaannada Jubbaland. Xaliimo Ismaaciil Yarey oo ah guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Beeleed Ka Socda Degmada Wanlaweyn Ee Sh/hoose Wararka naga soo gaaraya degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo dagaal xooggan oo u dhaxeeya maleeshiyaad la sheegay in qaab beeleed ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Yariisow: Haddii Siyaasiyiinta Ka Qeybgali Lahaayeen Tartanka Orodka Ma Dhacayn Wixii Sabtidii Baarlamaanka Ka Dhacay Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Injineer C/raxmaan Cismaan Yariisow ayaa sheegay in xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya haddii ay ka qeybgali lahaayeen tartankii Oradka ee Jimcihii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xuseen Macallin “NISA Sharci Ma Ahan” (Muuqaal) Mid ka mid ah dadka ka faalooda amniga ayaa sheegay in hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka (NISA) aysan sharci ku dhisneen, taasina ay qeyb ka tahay amni darrada dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Xisbiga Wadani Oo Eedeeyay Xukuumadda Biixi Xisbiga wadani ayaa sheegay in xukuumadda Muuse Biixi ay xad-gudub ku sameysay hoggaanka xisbigooda, islamarkaana ay bilowday qorshe fowdo looga abuuray Somaliland. Afhayeenka xisbigaasi, Barkhad Batuun oo la hadlay warbaahinta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga “Dowladda Haka Laabato Go’aanka Ay Ku Xirtay Waddooyinka Muqdisho” Sidaasi Waxaa Yiri… Aqoonyahan Nuur Sheekh Cali oo ka faalooda arrimaha ammaanka ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyey Goobjoog, waxa uu kaga hadlay arrimo u badan ammaanka dalka, gaar ahaan magaalada Muqdisho.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qeybdiid “Haddii Aanu Dastuur Jirin Walaahowga Aan Ku Noolnahay Kama Baxayno” Guddiga dastuurka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in muhiim ay tahay qabyo tirka dastuurkan si looga baxyo caqabado badan oo hadda jira. Guddoomiyaha guddiga, Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe “Waa in Xuquuqaha La Leeyahay La Kala Helo” Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya looga baahan yahay dhammeystirka dastuurka qabyada ah ee dalka u yaalla. Waxa uu sheegay Axmed Madoobe…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Garoowe: Shir Maanta u Furmaya Goleyaasha Sharci Dejinta Ee DFS Iyo Dowlad Goboleedyada Magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal waxaa maanta oo Isniin ah lagu wadaa inuu ka furmo shirka Shanaad ee goleyaasha sharci dejinta dowladda federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada dalka ka jira.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Taliska Booliiska Oo Sheegay Iney Qabteen Hub Badan Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa sheegay in deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka Muqdisho kusoo qabteen hub aad u badan oo dhulka lagu aasay. Taliye ku xigeenka ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye…