6 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda SYL Billow illaa Dhammaad Cali Xasan Maslax(Berdura), waxaa uu ka mid ahaa 13-kii dhallinyaro ee aasaastay ururkii SYL, isagoo 80 jir ah ayuu 2002-dii Cabdi Caziz Gurbiye ugu waramay magaalada Qoryooley ee gobolka Shabeelada Hoose.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aragtida Xisbiyada Ee Ku Aaddan Doorashooyinka Dalka (Akhriso) Xisbiyada kala ah Ilays, NDP, UPD, Wadajir & NPP ayaa si wadajir ah usoo saaray qoraal ay kaga hadlayaan aragtidooda ku aaddan doorashooyinka dalka:
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ardayda Oo Ku Baaqay In Shaqada Laga Ceyriyo Wasiir Goodax Dibadbaxyada ay dhigayaan ardayda Dugsiyada sare ee magaalada Muqdisho ayaa ku fidey meello badan oo magaalada ah, waxaana daqiiqadba daqiiqadda ka dambeysa uu yahay mid dhallinyaro hor leh ay kusoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEG DEG: Dibadbaxyo Ka Bilowday Magaalada Muqdisho Kumanaan arday ah ayaa goor dhow waxa ay dibadbaxyo ka bilaabeen waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho qaarkood, sida wadada wadnaha. Ardaydan oo ka careysan go’aankii uu wasiir Goodax ku joojiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Imtixaankii Shahaadiga Ee Dugsiyada Sare Oo La Joojiyay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa caawa ku dhawaaqay in Wasaaraddu ay joojisay gebi ahaanba imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waare: Ma Qabo Inuu Fashilmay Shirkii Garoowe Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in aragti ahaan uu qabo in aanu fashilmin shirkii madaxda Federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada ee Garoowe. Wuxuu tilmaamay in la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: 7 Qodob Oo Laga Soo Saaray Shirkii Madaxda Puntland, Hirshabelle Iyo K/galbeed Ee Garoowe Magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal waxaa ka dhacay shir ay yeesheen madaxda dowlad goboleedyada Puntland, Hirshabelle iyo sidoo kale K/galbeed. Shirkan ayaa ahaa mid looga hadlay arrimo u badan ammaanka,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Askari Lagu Dilay Degmada Kaaraan Ee Magaalada Muqdisho Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay xaafadda Arjantiin, degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ku dileen askari la sheegay inuu ka tirsanaa ciidanka Booliiska ee DFS. Goob…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadli Doonaa Kulanka Maanta Ee Golaha Shacabka? Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah waxay kulan ku leeyihiin xaruntooda magaalada Muqdisho. Habeenkii xalay ahaa ayaa lagu wargeliyey xildhibaannada in maanta uu jiro…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka RW Kheyre Oo Kormeeray Isgoysyada Muqdisho Iyo Taliska Qaybta Guud Ee Booliiska Gobalka Banaadir Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda fedreaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, oo xalay kormeer amni ku tegay taliska Qaybta Guud ee booliiska gobalka Banaadir iyo Isgoysada ay ku sugaynyihiin ciidamada sugaya amniga caasimadda,…