1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xiisad Laga Sheegayo Gobolka Sanaag Wararka ka imaanaya gobolka Sanaag ayaa waxay sheegayeen in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad u dhaxeysa Puntland iyo Somaliland, waxaana socda dhaq-dhaqaaqyo ciidan. Xiisaddan ayaa si gaar ah waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waare ”Walaac Ayaan Ka Qabnaa Xaaladda Murugsan Ee Galmudug” Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa hadlay xaaladda Galmudug oo uu sheegay in haatan ay meel adag mareyso. Wuxuu sheegay in ka maamul ahaan aanay marnaba diyaar u…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Weerar Lagu Qaaday Xarunta Maamulka Garasbaaley Rag hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxa ay weerar ku qaadeen xarunta maamulka deegaanka Garasbaaley, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal daqiiqado badan socday. Ciidamadii ku sugnaa xaruntaasi ayaa naloo sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Shiidka Oo Mar Kale Loo Magacaabay Guddoomiyaha Degmada Warsheekh Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay guddoomiyaha degmada Warsheekh ee Shabellaha Dhexe, isaga oo xilkii ka qaaday guddoomiyahii hore, kadib wareegto uu soo saaray. Waxaa xilkan hayey Cumar…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: DFS Waxay Burisay Heshiiskii Qeybsiga Dakhliga Kalluumeysiga Maamulka Galmudug gaar ahaan wasaaradda Kalluumeysiga ee maamulkaasi ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay waxay ku sheegtay in dowladda dhexe ay burburisay heshiiskii qeybsiga dakhliga Kalluumeysiga ee ka dhaxeeyay dowlad goboleedyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ardayda Dugsiyada Sare Oo Maanta u Fariisanaya Imtixaanka Shahaadiga Ee Ku Celiska Ah Maanta oo Isniin ah ayaa magaalada Muqdisho iyo gobollada dalka qaarkood waxaa looga fariisanayaa imtixaanka shahaadiga ee dugsiga sare, kaasi oo dib loogu celinayo. 13-kii bishan ayeey wasaaradda waxbarashada DFS…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Maanta Ka Qeybgalaya Caleema Saarka Dhiggiisa K/Africa Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta oo Sabti ah wuxuu magaalada Pretoria kaga qeybgalayaa caleema saarka madaxweynaha cusub ee K/africa. Shalay ayuu madaxweynaha u ambabaxay dalkaasi, kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEG DEG: Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Qarax xooggan oo laga maqlay inta badan magaalada Muqdisho ayaa ka dhacay nawaaxiga Godka Jilacow ee magaalada Muqdisho. Qaraxan ayaa loo adeegsaday gaari, wuxuuna ku qarxay koontarool ku dhow xarunta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Weerar Ka Dhacay Magaalada Boosaaso Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar ay habeenkii xalay ahaa ay rag hubeysan ku qaadeen gaari ay la socdeen ciidamo ka tirsan kuwa Booliiska ee dowlad goboleedka Puntland. Weerarkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Beeleed Ka Jirta Gobolka Mudug Wararka ka imaanaya degmada Goldogob ee gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay maanta ka taagan tahay xiisad u dhaxeysay Labo beel oo halkaa wada dega. Xiisaddan ayaa si…