Magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal waxaa ka dhacay shir ay yeesheen madaxda dowlad goboleedyada Puntland, Hirshabelle iyo sidoo kale K/galbeed.
Shirkan ayaa ahaa mid looga hadlay arrimo u badan ammaanka, xiriirka maamullada iyo sidoo kale sidii loo xoojin lahaa ishkaashigooda.
Shirka kadib waxaa laga soo saaray war-saxaafadeedkan:
