1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Maanta Ee Xildhibaannada Golaha Shacabka? Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah waxa ay yeelan doonaan kulankoodii 25-aad ee Kalfadhiga 5-aad, iyadoo kulankan ka mid yahay kuwa caadiga ah ee…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Fulisay Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta waxa ay xukun dil ah ku filay Saddex ruux, kuwaasi oo la sheegay ineyka dambeeyeen weerarkii ka dhacay Hotelka Naasa-hablood2 28,Oct sanadkii 2017. Qoraal kasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Beeleed Ka Socda Gobolka Sanaag Waxaa xoogeystay dagaal u dhaxeeya Laba beel oo wada deggan gobolka Sanaag, kaasi oo ka socda deegaanno duleedka ka ah degmada Ceel-afweyn ee gobolkaasi. Dagaalkaan ayaa xooggiisa dhacay shalay gelinkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi Cabdi Barre “Xukuumadda Qas Ayeey Ka Waddaa Deegaannada Galmudug” (Dhageyso) Siyaasi Cabdi Barre Cabdi oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News, ayaa sheegay in xukuumadda uu hoggaamiyo Xasan Cali Kheyre ay qas ka waddo deegaannada Galmudug. Wuxuu sheegay in Ra’iisul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Kheyre Oo La Kulmay Bulshada Gaalkacyo Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa xalay wuxuu kulamo kala duwan la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada. Kulamadii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Ka Dhacay Degmada Dhoobley Ee Gobolka Jubbada Hoose Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Miino oo ka dhacay duleedka degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose, kaasi oo waxyeello soo gaarsiiyey dad rayid ah. Wararka ay heleyso Goobjoog…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mashaariic Horumarineed Oo Laga Fuliyey Degmada Xudur Ee Bakool Madaxweynaha dowlad gobaleedka K/galbeed, Cabdicasiis Laftegareen iyo gudoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa si wadajir ah uga dhagax-dhigay degmada Xudur ee gobolka Bakool, xafiiska hay’adda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariye Coldoon Oo Xukun Lagu Riday Maxkamad ku taalla magaalada Hargeysa ayaa maanta waxa ay xukun xabsi ah ku riddey, wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon, oo bilooyin badan xabsi ku jiray. Coldoon ayaa lagu eedeeyey inuu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Qarax Gaari Oo Saakay Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax gaari oo saakay ka dhacay nawaaxiga Isgoyska Digfeer, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho. Ciidamada ammaanka ayaa la sheegay iney ka shakiyeen gaarigan islamarkaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo Ka Hortimid Qoraalkii Wasaaradda Arrimaha Gudaha Ee DFS Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ka horyimid qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, kaasi oo ku saabsan habraaca doorashada Jubbaland. Wasaaradda arrimaha gudaha Jubbaland, ayaa sheegtay in…