1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Dhageyso: Wasaaradda Gargaarka DFS Oo Wadda Qorsheyaal Looga Hortagayo Abaaraha Iyo Fatahaadaha Wasaaradda gargaarka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay iney waddo qorsheyaal ballaaran oo ay ku doonayaan in looga hortago xilliyada abaaraha iyo sidoo kale fatahaadaha wabiyada dalka mara. Mukhtaar Shire…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqa Muqdisho Iyo Xubnihii Kale Ee Ku Dhaawacmay Qaraxii Shalay Oo Loo Qaadayo Dalka Dibaddiisa Saacadaha soo aaddan ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho laga qaado dhaawaca guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo xubno kale, kuwaa oo shalay ku dhaawacmay qarax ismiidaamin ah oo lagu qaaday xarunta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawirro: Ajaaniib Ka Dhinac Dagaallami Jirtay Al-shabaab Oo Lagu Qabtay J/hoose Hay’adaha ammaanka ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxay soo bandhigeen rag ay sheegeen iney ahaayeen ajaaniib ka dhinac dagaallami jirtay xarakada Al-shabaab, kana howlgeli jiray deegaannada uu maamulkaasi ka arrimiyo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Dani Oo Xil Magacaabis Sameeyay Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ayaa waxaa lagu magacaabay guddoomiyaha degmada Taleex ee gobolka Sool. Wareegtada ayaa u qorneyd sidan: Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxii Xarunta Gobolka Banaadir Oo Kordhay Qarax Ismiidaamin ah ayaa gelinkii dambe ee shalay waxa uu ka dhex dhacay xarunta maamulka gobolka Banaadir, kaasi oo geystay khasaare isugu jiray dhimasho iyo dhaawac. Ruux soo xirtay walxaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaallo Ka Dhacay Sh/hoose Dagaallo ayaa xalay waxay ka dhaceen deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Hoose, waxaana ay u dhaxeeyeen ciidanka DFS, K/galbeed iyo Al-shabaab oo dhan ah. Deegaanka Ceel-jaalle ee duleedka magaalada Marka,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dani Oo Eedeeyay DFS Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/laahi Dani, ayaa si kulul u eedeeyey dowladda federaalka Soomaaliya, isaga oo sheegay in ay ka gacan bidixeysay Puntland. Wuxuu sheegay in dowladda ay si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarashada Oo Shaacisay Natiijada Imtixaankii Mideysnaa Ee Dugsiyada Sare Wasaaradda Waxbarashada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay natiijada imtixaanaadkii mideysnaa ee dowladda Federaalka Soomaaliya. Wasiirka wasaaraddan oo toos uga hadlayey Telefishinka Qaranka ayaa akhriyey war-saxaafadeed ay ku qoran yihiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Faah Faahin Ku Saabsan Sababta Loo Xiray Xubnaha Guddiga Dhismaha Wadada Boosaaso Maamulka magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, ayaa faah faahin ka bixiyey sababta loo xirey xubnaha guddiga dhismaha wadada bartamaha ee magaalada Boosaaso. C/salaan Bashir, guddoomiyaha magaalada Boosaaso ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ka Dhacay Degmada Buul-burde Ee Hiiraan Dagaal xooggan oo u dhaxeeyey ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya iyo Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay garoonka diyaaradaha ee degmadaasi. Sida ay inoo sheegeen dadka deegaanka, Al-shabaab ayaa…