1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Dagaal Ka Dhacay Sool Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal u dhaxeeyey ciidanka Somaliland iyo koox hubeysan, kaasi oo ka dhacay gobolka Sool. Rag hubeysan ayaa weerar ku qaaday saldhig ay ciidanka Somaliland…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Qarax Ka Dhacay Magaalada Boosaaso Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Miino oo maanta ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Sida ay inoo xaqiijiyeen saraakiil ku sugan Boosaaso, qaraxan ayaa ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir u Dhaxeeya Soomaalida Iyo Oromada Oo Ka Furmay Jigjiga Waxaa maanta magaalada Jigjiga ka furmay shir ballaaran oo looga hadlayo xoojinta iyo iskaashiga deegaannada Oromada iyo Soomaalida ee Itoobiya, kaasi oo ay ka qeybgalayaan ergo aad u badan. Shirkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydka Injineer Yariisow Oo La Keenay Magaalada Muqdisho Allaha u naxariistee waxaa goor dhow Salaada Janaasada lagula dukaday Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cabdulle Maydka Marxuum Eng Cabdirixmaan Cumar Cismaan Yariisow oo ahaa duqii magaalada Muqdisho. Madaxda DFS oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEG DEG: Guddoomiye Yariisow Oo Geeriyoodey Warar goor dhow naga soo gaaray magaalada Doxa ee dalka Qatar ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ku dhintay Allaha u naxariistee, Guddoomiyahii gobolka Banaadir ahaana duqa Muqdisho, Injineer C/raxmaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEG DEG: Madaxweyne Farmaajo Oo Celiyey Jinsiyaddii Labaad Ee Uu Ka Haystay Maraykanka Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa celiyey Jinsiyaddii Labaad ee uu ka haystay dalka Maraykanka. Qoraal kasoo baxay Villa Somalia ayaa sidan u qornaa: Maanta oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Axmed Madoobe Oo Amray Soo Qabashada Raggii Dilay Suldaan Rashiid Durre Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe, ayaa ka hadlay dil xalay magaalada Kismaayo loogu geystay Suldaan Rashiid Durre oo ka mid ahaa waxgaradka aadka looga yaqaan Jubbaland. Wuxuu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dabaaldegyo Ka Socda Puntland Guud ahaan deegaannada dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa waxaa maanta looga dabaaldegayaa 21-sano guuradii kasoo wareegtay aas-aaska maamulkaasi. Munaasabado aad loo soo agaasimay ayaa ka dhacaya magaalooyinka waaweyn ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Gobolka Bakool Dagaal u dhaxeeyey ciidanka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed oo garab ka helaya kuwo taabacsan Sheekh Mukhtaar Roobow oo u xiran DFS iyo Al-shabaab oo dhan ah ayaa ka dhacay deegaanno…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Nabadoon Caan Ah Oo Lagu Dilay Magaalada Kismaayo Warar dheeraad ah ayaa lagu helayaa nabadoon caan ah oo habeenkii xalay ahaa lagu dilay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. Nin ku hubeysan Qori AK-47 ayaa salaaddii maqrib kadib…