1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ruushka Oo Soomaaliya Ka Taageeraya Amniga iyo Dhaqaalaha Dowladda Ruushka ayaa sheegtay in Soomaaliya ay xilligan ka taageeri doonto arrimaha ammaanka, dhaqaalaha iyo sidoo kale waxbarashada. Safiirka Ruushka u fadhiya Muqdisho, Mikhail Golovanov ayaa hadalkaan sheegay xilli uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Trump Oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Danjire Cali Shariif Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysay aqbalaadda warqadaha aqoosiga ee uu madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ee uu ka guddoomay danjiraha cusub ee Soomaaliya u fadhiya Washington, Cali Shariif Axmed. Trump ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga B/weyne: Ciidamada Ammaanka Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Toorey Ku Dilay Haweeney Ciidmada ammaanka magaalada B/weyne ayaa ku guuleystay soo qabashada nin la sheegay in uu Toorey (mindi) ku diley haweeney ka mid ahayd kuwa ka ganacsada Khaatka. Ninkan ayaa la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka DFS Oo Howlgal Ka Sameeyey Shabellaha Dhexe Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay howlgallo ballaaran ka sameeyeen wadada isku xirta Balcad iyo Jowhar, halkaasi oo falalka amni darri kusoo bateen. Sida ay sheegeen goob joogayaal, ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah faahin: Dagaallo Xalay Ka Dhacay Shabellaha Hoose Dagaal xooggan oo u dhaxeeyey ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Hoose. Dagaalkan ayaa yimid kadib markii Al-shabaab weerar kusoo qaadeen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Saddex Qof Oo Lagu Dilay Shabellaha Dhexe Warar dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dil loo geystay Saddex wiil oo dhallinyaro ah, wuxuuna dilkaasi ka dhacay baadiyaha deegaanka Caliyaale oo ku dhow degmada Balcad ee gobolka Shabellaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyaha Guddigii La Baxay Badbaadada Jubbaland Oo Lagu Dhaawacay Kismaayo Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dhaawac xalay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, loogu geystay Abuukaate Axmed Jaamac Qalyar, oo ahaa guddoomiyahii guddigii sheegay iney badbaadinayaan Jubbaland. Rag ku hubeysan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga B/xaawo: Dad Lagala Baxay Guryahooda Kadibna La Dilay Wararka naga soo gaaraya degmada B/xaawo ee gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in saakay lagu arkay degmadaasi Meydadka Saddex qof oo mid ay haweeney tahay. Dadka deegaanka qaarkood oo aan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo Safiirrada Iyo Wakiillada Hey’ada Caalamaliga Ah Kula Kulmay Baydhabo Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Xasan Cali Khayre, ayaa kulan looga hadlay wax ka qabashada baahiyha ka jira deegaannada koonfur Galbeed, waxa uu magaalada Baydhabo kula yeeshay safiirradda dalalka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Howlgallo Ka Socda Shabellaha Dhexe Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabellaha Dhexe, ayaa waxay sheegayaan in ciidanka xoogga dalka ay howlgal ballaaran oo ammaanka lagu xaqiijinayo ka wadaan wadada xiriirisa Balcad iyo Jowhar oo maalmahan…