1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Maxay Ka Tiri Shirka Maanta Ka Furmaya Magaalada Muqdisho Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka si horudhac ah uga hadashay shirka iskaashiga caalamiga ah oo maanta lagu wado inuu ka furmo magaalada Muqdisho. Qoraal kasoo baxay wasaaradda warfaafinta ee xukuumadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Ay Ka Qeybgalayaan 50 Dowladood Oo Maanta Ka Furmaya Magaalada Muqdisho Magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa in maanta oo Talaado ah uu ka furmo shirka madasha iskaashiga Soomaaliya, waxaana ka qeybali doona in ka badan 50 dowladood, kuwaasi oo taageera Soomaaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamo Talyaani Ah Oo Qarax Lagula Eegtay Magaalada Muqdisho (Video) Gaadiid ay la socdeen ciidamo Talyaani ah ayaa maanta waxaa qarax ismiidaamin ah lagula eegtay nawaaxiga wasaaradda difaaca ee magaalada Muqdisho, waxaana qaraxan ka dhashay khasaare kala duwan. Sida ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xoogga Dalka: 10 Daqiiqo Ka Yar Ayaa Lagu Soo Afjaray Weerarkii Balli-doogle Taliska ciidanka xoogga dalka ayaa sheegay in ay soo afjareen weerarkii ay maanta Al-shabaab ku qaadeen saldhig ay ciidanka Danab iyo kuwo Maraykan ah ku leeyihiin deegaanka Ball-doogle ee gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah faahin: Dagaal Xooggan Oo Dhex-maray Soomaali Iyo Canfar Dagaal u dhaxeeyay Soomaalida iyo Canfarta ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay ismaamulka Soomaalida, waxaana dagaalkaasi ka dhashay khasaare kala duwan. Sida ay dadka deegaanka sheegeen, ciidamada Canfarta ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xaaf Oo Ka Laabtay u Wakiilashadiisii DFS Ee Doorashada Galmudug Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu kaga laabtay u wakiilashadiisii wasaaradda arrimaha gudaha ee ku aadaneyd doorashada Galmudug. Wuxuu Xaaf qoraalkiisa ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Puntland Oo Howlgal Ka Sameeyey Magaalada Boosaaso Ciidamada Booliiska ee dowlad goboleedka Puntland ayaa waxa ay xalay howlgal ballaaran ka sameeyeen magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, waxaana howlgalkaan uu ahaa mid ammaanka lagu xaqiijinayey. Taliyaha qeybta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faarax Macallin: Maalqabeennada Soomaaliya Waxay Ka Wareegeen Kenya Siyaasiga Faarax Macallin ayaa sheegay in ay soo baxday digniin sanad kahor uu kasoo saaray siyaasadda arrimaha dibadda Kenya, kuna aadan in la adkeeyo xiriirka Soomaaliya, gaar ahaan dhanka dhaqaalaha.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Madaxweyne Geelle Oo Ka Hadlay Sida Lagu Xallin Karo Khilaafka DFS Iyo Jubbaland Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan xaaladda Soomaaliya iyo sida lagu xallin karo khilaafka u dhaxeeya Jubbaland iyo dowladda federaalka Soomaaliya. Geelle oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenyatta oo UNka u Sheegay Iney Wada Hadal Badda Ah Doonayaan iyo Farmaajo oo u Jawaabaya Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo ka hadlayey kulan madaxeedka jimciyadda Qaramada Midoobey ayaa sheegay in mar walbo ay Kenya ka go’antahay In muranka xadka badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya lagu…