1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wufuud La Filayo Iney Maanta Tagaan Magaalada Kismaayo Maanta oo Axad ah ayaa waxaa la filayaa in magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose tagaan wufuud kala duwan, kuwaasi oo doonaya iney ka qeybgalaan caleema-saarka madaxweyne Axmed Maxamed Islaam…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoonka Diyaaradaha B/weyne Oo Qarka u Saaran Inuu Xirmo Wararka naga soo gaaraya magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in garoonka magaaladaasi uu qarka u saaran yahay inuu xirmo. Roobkii dayrta ee ka curtay gobolka Hiiraan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland: Dowlad Goboleedkii Ugu Horreeyey Oo Diyaarad Gaar Ah Yeesha Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa noqday maamulkii ugu horreeyay ee yeesha diyaarad gaar ah oo madaxda iyo martida maamulkaasi ku safri karaan. Diyaaraddan oo markiiba qaadda 50 qof, ayaa duulimaadkii ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Arrimaha Qaxootiga Oo Ka Furmaya Switzerland Wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Cabdi Maxamed Sabriye ityo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan magaalada Geneva ee dalka Switzerland ayaa halkaasi uga qeybgalaya shir heer caalami ah ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Somaliland Ah Oo Sheegay In Axmed Madoobe Ka Codsadeen Ka Qeybgalka Caleema Saarkiisa Xildhibaan Naasir Xaaji Cali oo ka mid ah baarlamaanka Somaliland ayaa sheegay in isaga iyo xubno kale oo isugu jira siyaasiyiin iyo xildhibaano ka qeybgali doonaan caleema saarka madaxweynaha Jubbaland,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka “Ma Jirto Sabab Aan Dalka Uga Saareyno Wakiilka Jabuuti Ee Somaliland” Sidaasi Waxaa Yiri… Wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir loona yaqaan Faratoon ayaa ka hadlay warar maalmahan dambe la isla dhexmarayey oo ah in Somaliland ay iska erin doonto wakiilka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Waqtiga Uu Furmayo Kalfadhiga Lixaad Ee Golaha Shacabka Oo La Shaaciyey Guddoonka golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey watqiga uu sida rasmiga ah u furmi doono Kalfadhiga Lixaad ee golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Guddoomiye Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaadan Ogeyn Oo Ka Socda Maagaalada Kismaayo? Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, ayaa waxay sheegayaan in ciidamada ammaanka ee Jubbaland wadaan howlgallo ballaaran oo ammaanka lagu xaqiijinayo. Ciidamada ayaa baaraya qaar ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baaritaan Lagu Hayo Xildhibaanno Kenyan Ah Oo L Sheegay Iney Haystaan Baasaboor Soomaali Ah Dowladda Kenya ayaa baaritaan ku haysa xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka dalkaasi, islamarkaana la sheegay iney haystaan Baasabooro Soomaali ah. Guddiga anshaxa iyo la dagaalanka Musuqa ee Kenya ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ismaamulka Soomaalida Itoobiya Oo Markii Ugu Horreysay Sameystay Ciidamo Kumaandoos Ah Ismaamulka Somalida Itoobiya ayaa markii ugu horreysay ebed sameystay ciidamo si gaar ah u tababaran (Kumaandoos) kuwaasi oo dhulka Soomaalida ka howlgeli doona. In ka badan 200 oo askari ayaa…