1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dedaallo Loogu Gurmanayo Shacabka B/weyne Oo Laga Bilaabay Somaliland Qaar ka mid ah magaalooyinka Somaliland ayaa lagu soo waramayaa in xilligan ay ka bilowdeen dedaallo loogu gurmanayo shacabka B/weyne, oo dhibaato xooggan kasoo gaartay fatahaaddii uu magaaladaasi ku sameeyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin Ku Saabsan Geerida Taliyahii Ciidanka Booliiska Somaliland Wasaaradda arrimaha gudaha ee Somaliland ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixisay geerida Taliyahii ciidanka Booliiska Somaliland oo xalay ku geeriyoodey Hargeysa. Wasiirka wasaaraddan, Maxamed Kaahin Axmed oo la hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gurmad Maanta La Gaarsiinayo B/weyne Guddiga Qaranka ee gurmadka fatahaadaha ayaa sheegay in maanta oo Khamiis ah ay magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan gaarsiin doonaan gurmad ballaaran oo loogu talogalay dadka uu saameeyey fatahaadda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ka Dhacay Duleedka Kismaayo Dagaal u dhaxeeyey ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya oo garabsanaya kuwa Jubbaland iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa ka dhacay deegaanka Baar-sanguuni ee duleedka magaalada Kismaayo. Dagaalkan yaa bilowday kadib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydad Laga Helay Wabiga Shabelle Wararka naga soo gaaraya magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in saakay la helay Meydadka Labo ka mid ah Sideed qof oo lagu weysanaa Wabiga Shabelle, kadib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Dani “Gurmad Ayaan La Garab Taagannahay Dadka Ay Saameeyeen Fatahaadaha” Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/laahi Dani ayaa ugu horreyn tacsi u diray ehlada iyo qaraabada dadkii ku dhintay Fatahaadda Wabiga Shabelle. Dani ayaa sheegay in ka Puntland ahaan ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyey Ee Fatahaadda Wabiga Shabelle Waxaa soo kordhaya tirada dadka ku dhintay Fatahaadda Wabiga Shabelle ee uu ka sameeyey qaar ka mid ah gobollada uu dalka ka maro. Afar qof ayaa la xaqiijiyey in uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wada Hadleen Wasiir Sabriye Iyo Hoggaanka Ahlu-sunna? Magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud waxaa habeenkii xalay ahaa kulan ku yeshay wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka, Cabdi Maxamed Sabriye iyo hoggaanka sare ee Ahlu-sunna Waljameeca. Waxyaabaha kulankan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare Oo Anisixiyey Hindise-Sharciyeedka Xuquuqda Siyaasiyiinta Dowladda Golaha Aqalka Sare BFS ayaa ku yeeshay xarunta Aqalka Sare Kalfadhiga 6aad kulankiisa 6aad ayadoo Ajandaha kulanku ayaa ahaa: 1. Akhrinta 1aad ee Hindise-Sharciyeedka Shidaalka(Batroolka) 2.Akhrinta 3aad ee Hindise-Sharciyeedka Xuquuqda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland: Haddii Lasoo Deyn Waayo Wasiir Janan Wixii Ka Dhasha Madaxweyne Farmaajo Ayaa Ka Mas’uul Ah Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa sheegay in dowladda dhexe looga baahan yahay siideynta wasiirka amniga ee maamulkaasi, C/rashiid Xasan (Janan) C/raxmaan Maxamed Xuseen oo ah wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha…