2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayey Horumarinta Beeraha Oo Lagu Soo Gabagabeeyey Muqdisho Wasaaradda Beeraha Soomaaliya oo Shalay Muqdisho ka furtay Shirka wadatashiga horumarinta siyaasadda iskaashatooyinka Beeraleyda Soomaaliyeed ayaa lagu wadaa in Maanta lasoo gaba-gabeeyo. Shirka oo laba Maalmood soconayay ayaa waxaa ka qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Riddey Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku ridday C/llaahi Cali Aaden oo qeyb ka ahaa weerar Sanad ka hor lagu qaaday Xarun uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Sidee Xaaladda Somaliland? Maanta oo Arbaco ah waxaa aad u deggan xaaladda deegaanno badan oo kamid ah Somaliland, kuwaasi oo maalmihii lasoo dhaafay ay ka dhaceen dibadbaxyo rabashado watay. Wararka maanta aan heleyno…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Tashanayey Dhameystirka Dastuurka KMG Ah Oo Lagu Soo Gabagabeeyey Muqdisho Wasaaradda Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kusoo gabagabeysay shir wadatashi ah oo ku saabsan dhameystirka Dastuurka KMG ah kaas oo ay layeelatay aqoonyahanadda Soomaaliyeed. Kullankaas wadatashiga ah ayaa socday…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Ciidanka DFS Oo Howlgal Ka Sameeyey Dhuusamareeb Ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa waxay howlgal amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyeen magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug. Howlgalka ayaa ahaa mid lagu baarayey gaadiidka, sidoo kalena looga…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Shirka Ka Tashiga Hindise Sharciyadeedka Shirkadaha Dalka Oo Lagu Soo Gabagabeeyey Garoowe Shirka ka tashiga hindise sharciyadeedka shirkadaha Dalka oo u dhaxeeya Guddiga maaliyadda iyo dhaqaalaha Golaha Aqalka sare iyo maamul Goboleedyada Soomaaliya ayaa Xalay lagu soo gaba-gabeeyay Magaalada Garoowe. Shirka ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Digniin Loo Direy Hoteellada Iyo Hay’adaha Ka Howlgala Guriceel (Dhageyso) Kulan ammaanka loogahadlayey islamarkaan ay yeesheen talisyada NISA, Booliiska iyo xubnaha guddiga amniga Guriceel ayaa xalay ka dhacay degmadasi. Kulankan ayaa waxaa shir guddoominayey guddoomiyaha degmadaasi, C/laahi Maxamed Barre, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Beeraha DFS Oo War Kasoo Saartay Ayax Ku Degay Qaar Ka Mid Ah Gobollada Dalka Wasaaradda Beeraha Soomaaliya ayaa war ka soo saartay Ayax ku dagay qaar ka mid ah gobollada dalka iyadoo wasiirka wasaaraddasi uu sheegay in Khubaro loo dirayo goobahaas. Wasiirka Wasaaradda Beeraha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal Ka Tirsanaa Al-shabaab Oo Isku Dhiibay Jubbaland Taliska ciidanka Nabad sugidda ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa soo bandhigay sarkaal sare oo ka tirsanaa Xarakada Al-shabaab, kaasi oo isku soo dhiibay taliskan. Ninkan lasoo bandhigay ayaa magaciisa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Laga Soo Sheegayo Magaalada Hargeysa Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ee Somaliland ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad u dhaxeysa xukuumadda Biixi iyo sidoo kale xisbiga Wadani. Guddoomiyaha xisbiga Wadani…