1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Markale Ka Doodaya Sharciga Doorashooyinka Qaranka Mudanayaasha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa maanta oo sabti ah in markale ka doodaan sharciga doorashooyinka Qaranka. Kulanka Guud ee Golaha Shacabka ayaa ajandahiisu yahay sii waddida…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal u Dhaxeeya Maleeshiyaad Kasoo Kala Jeeda Galmudug Iyo Puntland Oo Ka Socda Mudug Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka soconayo dagaal xooggan, kaasi oo u dhaxeeya maleeshiyaad kasoo kala jeeda Puntland iyo Galmudug. Dagaalka ayaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Wadajir Oo Eedeeyey DFS War-saxaafadeed kasoo baxay xisbiga Wadajir ayaa lagu eedeeyey dowladda federaalka Soomaaliya, islamarkaana lagu sheegay in ay fursad siisay xubno Al-shabaab ah iney baneeyaan dilka hoggaamiyahooda, C/raxmaan C/shakuur. Xisbiga ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga NISA Oo Sheegtay Iney Qabatay Nin Fulin Rabay Weerar Bam Ah Barta ay hay’adda NISA ku leedahay Twitter-ka ayaa lagu baahiyey sawirka nin la sheegay in uu doonayey fulinta weerar Bam kuwa gacanta laga tuuro ah. NISA ayaa tilmaantay in shaqsigan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Ka Qeybgaleysa Shir Muhiim Ah Oo Ka Dhacaya Madrid Soomaaliya ayaa ka qaybgalaysa Shir weynaha Isbedelka Cimilada ee kasocda Magaalada Madrid, kaasi oo ay ka soo qaybgaleen in ka badan 10,000 oo qof oo ka kala socda 193 dowladood…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawirro: Dibadbaxyo Rabshado Wata Oo Ka Socda Buulo-burde Wararka naga soo gaaraya degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ka socdaan dibadbaxyo rabshado wata. Dadweyne kasoo horjeeda guddoomiyaha cusub ee degmadaasi loo magacaabay ayaa isku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cumar Filish Oo Guddoomiye Cusub u Magacaabay Degmada Shangaani Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdsho, Cumar Maxamuud Filish ayaa guddoomiye cusub wuxuu u magacaabay degmada Shangaani. Aweys Camuudi ayaa wareegto uu soo saaray Filish loogu magacaabay guddoomiyaha degmada Shangaani,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Ciidanka Kornayl Caare Oo Weeraray Saldhig Ay Ciidanka Somaliland Ku Lahaayeen Ceerigaabo Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar ay xalay ciidanka Jabhadda Kornayl Caare ku qaadeen saldhig ay ciidamada Somaliland ku lahaayeen magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag. Weerarkan oo ahaa mid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Ku Saabsan Hufnaanta Doorashooyinka Oo Ka Furmay Muqdisho Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kaashanaya hay’adda IESG ee ka taageerta arrimaha doorashooyinka dalka ayaa ku qabtay xarunta Guddiga, aqoon iswaydaarsi ku saabsan hufnaanta iyo horumarinta xiriirka daneeyeyaasha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka DFS Oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaanno Hoostaga Degmada Baardheere, Gedo Ciidanka xoogga dalka ayaa howlgal ay ka sameeyeen gobolka Gedo waxay Al-shabaab kaga saareen deegaanno hoostaga degmada Baardheere ee gobolkaasi. Wararku waxay sheegayaan in howlgalkan oo socday Saddexdii cisho ee…