3 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalbka Sida Oo Xukun Ku Riddey Nin Lagu Eedeeyey Baxnaaninta Bukaannada Al-shabaab Maxkamadda ciidamada qalbka sida ayaa xukun xabsi ah waxa ay ku riddey nin da’ ah oo ay sheegtay maxkamaddu inuu Al-shabaab u qaabilsanaa baxnaaninta bukaannada dagaalyahannadaasi. Qoraal maxkamadda kasoo baxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jabhad La Dagaallameysa Xukuumadda Biixi Oo Looga Dhawaaqay Buuhoodle Magaalada Buuhoodle ayaa waxaa looga dhawaaqay jabhad cusub oo la sheegay in ay dagaal la geli doonto Somaliland. Jabhaddan ayaa loogu magac daray SSC, waxaana la sheegay in ay la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wadahadleen Ra’iisul Wasaare Kheyre Iyo Xoghayaha Maaliyadda Maraykanka? Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dooxa kula kulmay xoghayaha maaliyadda dowladda Mareykanka, Steven Mnuchin, oo kamid ah madaxda ka qayb geleysa madasha 19-aad ee Dooxa.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Dani “Illaa Hadda Ma Cadda Nooca Ay Tahay Doorashada Soo Socoto Ee Federaalka” Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/laahi Dani ayaa sheegay in aanay wax shaqo ah ku lahayn nidaamyada hadda socda ee la doonayo in lagu wajaho doorashooyinka 2021 ee dowladda dhexe.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wasiirka Warfaafinta Oo Maanta Hortagaya Golaha Shacabka Wasiirka wasaaradda warfaafinta ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa maanta oo Axad ah waxaa lagu wadaa in uu hortago golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Xildhibaanno gaaraya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Mahaday Oo Aan Gurmad Ka Helin DFS Iyo Hirshabelle Maamulka degmada Mahadaay ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay in xaalad adag oo dhanka nolosha ah ay ka jirto degmadaasi, kadib markii dhowaan uu ku fatahay Wabiga Shabelle. Saa Fuleel…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Sabriye “Waxaan Dardargelinaynaa Dhismaha Maamulka Galmudug” Wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay iney socdaan qorsheyaasha lagu dedejinayo dhismaha dowlad goboleedka Galmudug. Wasiirka wasaaraddan Cabdi Maxamed Sabriye ayaa sheegay in ay ka go’antahay dhismaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Warbixin Ka Dhageysanaya Guddiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka Qaranka Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in kulankooda warbixin uga dhageystaan Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka, isla markaana ay mudanaayasha sii amba qaadaan ka doodista…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga AKHRISO: Khasaaraha Ka Dhashay Weerarkii SYL Hotel Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa faah faahin ka bixiyey weerarkii xalay Al-shabaab ku qaadeen Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho. Qoraal kasoo baxay Booliiska ayaa lagu sheegay in weerarkaasi soo qaadeen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DFS: Waa Lasoo Afjaray Weerarkii SYL Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in xalay saq dhexe lasoo afjaray weerarkii ay xubno Al-shabaab ah ku qaadeen Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho. Weerarkan ayaa ahaa mid bilowday fiidkii hore…