2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Turkiga Iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Oo Si Kulul Uga Hadlay Qaraxii Ex-control Afgooye Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khadka taleefanka waxaa kula soo xiriiray Madaxweynaha dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Rajab Dayib Ordogan. Madaxweyne Ordogan ayaa dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sheekh Shaakir “Dowladda Hanagu Hoggaamiso Dagaallada Ka Dhanka Ah Al-shabaab” Sheekh Maxamed Shaakir, Madaxa xukuumadda Galmudug ayaa sheegay in Ahlu-sunna yihiin kuwa kaliya ee sida daacadda ah ula dagaallamay Al-shabaab. Wuxuu sheegay Shaakir in dowladda dhexe looga baahan yahay iney…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Al-shabaab Iyo Macawisley Oo Ku Dagaallamay Hiiraan Dagaal u dhaxeeyey Maleeshiyaadka Macawisley iyo Al-shabaab ayaa ka dhacay deegaanka Ceel-cali ee gobolka Hiiraan. Wararka ay heshay Goobjoog News, ayaa waxay sheegayaan in dagaalkan uu bilowday kadib markii Macawisleyda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ka Dhacay Duleedka Berbera Dagaal u dhaxeeyey maleeshiyaad u abaabulan qaab qabiil ayaa lagu soo waramayaa in uu ka dhacay deegaanka Beeyo oo ku yaalla duleedka magaalada Berbera. Ugu yaraan Lix qof ayaa dagaalkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhaawacyada Daran Ee Qaraxii Ex-control Afgooye Oo Turkiga Loo Qaadayo Dowladda Turkiga oo ka jawaabaysa dhibaatadii ka dhalatay qaraxii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho, ayaa degdeg kusoo dirtay diyaarad aad u weyn oo sidda daawo, laguna qaadi doono dhaawacyada daran.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Ku Baaqay Dardargelinta Daweynta Dadkii Ku Dhaawacmay Qaraxii Ex-control Afgooye Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa booqday xarunta gurmadka deg-degga ah oo ay ka socoto isku dubba ridka howlaha loogu gurmanayo Dadkii waxyeelladu kasoo gaartay weerarkii Muqdisho ka dhacay Shalay.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Daawo: Cumar Filish Oo Sheegay In Qaraxii Muqdisho Lala Damacsanaa In Laga Fuliyo Gudaha Magaalada Cumar Filish. duqa magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay qaraxii saakay ka dhacay Ex-control Afgooye, isaga oo sheegay in Al-shabaab ay la damacsanaayeen iney gudaha magaalada ka fuliyaan. Filish ayaa tilmaamay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DAAWO: In Ka Badan 70 Qof Oo Ku Dhimatay Qaraxii Ex-control Afgooye Goobjoog News, ayaa warar dheeraad ah ka heshay Qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee saakay ka dhacay Isgoyska Ex-control Afgooye ee magaalada Muqdisho. In ka badan 70 qof ayaa ku dhimatay qaraxan,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS: Waxaa Qaraxii Ex-control Afgooye Ku Dhintay In Ka Badan 26 Qof Wasaaradda warfaafinta ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in qaraxii saakay ka dhacay Ex-control Afgooye ay ku dhinteen in ka badan 26 qof, kuna dhaawacmeen 60 ruux. Afhayeenka Wasaaradda Warfaafinta,…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxii Ka Dhacay Ex-control Afgooye Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax xooggan oo saakay ka dhacay Ex-control Afgooye ee magaalada Muqdisho, waxaana ka dhashay khasare kala duwan. Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa, islamarkaana…