Dhageyso: Dagaalkii Tukaraq Oo Xoogeystay Iyo Labada Dhinac Oo Isku Adeegsanaya Madaafiic Culus Sheeko:Dalka Wararkii ugu dambeeyey ee Goobjoog News, ka heleyso dagaalka ka soconaya deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan in xaaladda ay aad uga sii dartay, iyadoo dagaalkana uu xooggeystay.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dabaaldegyo Maanta Ka Socda Somaliland (18 May) Deegaannada Somaliland ayaa maanta looga dabaaldegayaa munaasabad waqtigeeda laga soo hormariyey oo ah maalintii ay sheegeen iney ka go’een Soomaaliya inteeda kale. Sababo lagu sheegay 18-ka May iney kusoo beegmayso…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal u Dhaxeeya Somaliland Iyo Puntland Oo Ka Socda Tukaraq Wararka naga soo gaaraya deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo dagaal xooggan, kaasi oo u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo Puntland. Illaa iyo hadda…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda SYL Billow illaa Dhammaad Cali Xasan Maslax(Berdura), waxaa uu ka mid ahaa 13-kii dhallinyaro ee aasaastay ururkii SYL, isagoo 80 jir ah ayuu 2002-dii Cabdi Caziz Gurbiye ugu waramay magaalada Qoryooley ee gobolka Shabeelada Hoose.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed Oo Maanta Loo Dabaaldegayo Maanta oo ay ku beegan tahay 15 May ayaa guud ahaan dalka waxaa looga dabaaldegayaa maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed, sidoo kalena ku beegan 75-sano guuradii kasoo wareegtay aas-aaska Ururkii dhaliyarada gobanimo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Iyo Turkiga Oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Dhaqaalaha, Ganacsiga Iyo Waxbarashada Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mahdi Maxamuud Guuleed (Khadar), oo safar shaqo ku jooga magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa waxa uu kulan la yeeshay dhiggiisa Dalkaas, Dr Recep…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Shiinaha Oo $1.5 Milyan Ku Wareejisay DFS Wasaaradda arrimaha dibadda ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa waxay dowladda shiinaha kala wareegtay $1.5 Milyan, waxaana lacagtaasi loogu talogalay in wax loogu qabto dadka ay saameyeen fataahadaha dalka ka jira.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Madaxda Maamul Goboleedyada Oo Ka Furmay Baydhabo Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa ku waramaya inuu goor dhow si rasmi ah magaaladaasi uga furmay shirka madaxda maamul goboleedyada. Waxaa shirkaan ka qeybgalaya dhammaan madaxweynayaasha maamullada Puntland, Jubbaland,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tukaraq: Ciidamada Somaliland Iyo Kuwa Puntland Oo Dagaallamay Dagaal kooban oo u dhaxeeyay ciidamada Puntland iyo Somaliland ayaa ka dhacay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool. Lama soo sheegin wax khasaare ah oo dagaalkan ka dhashay, hase ahaatee ciidanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaari Ay La Socdeen Ciidanka DFS Oo Qof Bajaajle Ah Ku Diley Muqdisho Wararka ka imaanaya isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in gaari nooca loo yaqaan Cabdi Bilaha, ayna la socdeen ciidamo ka tirsan dowladda federaalka uu jiiray Bajaaj uu…