1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Imtixaankii Shahaadiga Oo Maanta Bilaabanaya Waxaa maanta si rasmi ah uga bilaabanaya deegaannada kala duwan ee Puntland imtixaankii shahaadiga ee dugsiga Dhaxe iyo Sare. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Puntland oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Maanta Akhrinta Koowaad Marinaya Hindise Sharciyeedka Shirkadaha Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah waxay kulan ku leeyihiin xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho. Hindise sharciyeedka Shirkadaha ayaa la filayaa in maanta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo Aan Ka Qeybgaleyn Shirka Dastuurka Ee Ka Furmaya Muqdisho Maamulka Jubbaland ayaa sheegay inaanay ka qeybgali doonin shirka looga hadlayo arrimaha dastuurka, kaasi oo maalinta berri (Axad) ah ka furmaya magaalada Muqdisho. Aadan Ibraahim Aw Xirsi oo ah wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka B/weyne: Wabiga Shabelle Oo Keenay Biyo Ka Badan Kuwii Hore Wararkii ugu dambeeyey ee magaalada B/weyne ka imaanaya ayaa waxay sheegayaan in Wabiga Shabelle uu keenay biyo aad uga badan kuwii hore ee saameeyey magaalada. Xaafado yar oo markii hore…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Gaadiidka Cagafta Oo Laga Mamnuucay B/weyne Maamulka gobolka Hiiraan ayaa magaalada B/weyne ee xarunta gobolkaasi ka mamnuucay gaadiidka loo yaqaan cagafta, kadib markii rogmashada gaadiidkaasi kusoo bateen magaaladaasi. C/laahi Axmed Maalin, guddoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Sidee Xaaladda Deegaanka Ceel Afweyn Ee Shalay Dagaallada Ka Dhaceen Wararka saakay oo Khamiis ah ka imaanaya deegaanka Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka jirto xaalad deganaansho ah, kadib markii ciidamada Somaliland ay kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Diyaarado Dagaal Oo Duqeyn Ka Fuliyey Shabellaha Hoose Diyaarado dagaal oo loo maleynayo in ay leedahay dowladda Maraykanka ayaa xalay saq dhexe waxay duqeyn ka fuliyeen deegaanno kaabiga ku haya degmada Bariire ee gobolka Shabellaha Hoose. Duqeyntan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qatar Oo Cambaareysay Qaraxii Wanlaweyn, Sh/hoose Dowladda Qatar ayaa si kulul waxay u cambaareysay qarax Ismiidaamin ah, kaasi oo shalay galabtii ka dhacay suuq khaatka lagu iibiyo oo ku yaalla degmadaasi. Waxay Qatar ugu horreyn dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Mursal Oo Maanta La Caleema Saarayo Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa lagu wadaa in maanta oo Khamiis ah lagu caleema saaro magaalada Muqdisho. Caleema Saarka guddooomiyaha ayaa lagu wadaa iney…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Muuse Biixi Oo Baaq u Diray Beelaha Ku Dagaallamaya Ceel Afweyn Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa nabad ugu baaqay beelaha ku dagaallamay deegaanka Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag, kaasi oo khasaare kala duwan geystay. Biixi ayaa sheegay in wax laga…