1 daqiiqo Sheeko:Dalka Uhuru Kenyatta Oo Si Kulul Uga Hadlay Weerarkii Askarta Looga Dilay Ee Dhoobley Madaxweynaha dowladda Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa si kulul u cambaareeyay weerar fiidnimadii Axadda ay Al-shabaab ku qaadeen ciidamo Kenyan ah oo marayey degmada Dhoobley. Weerarkan ayaa ahaaa qarax Miino oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Beeraleyda Puntland Oo Cabasho Ah Beeraleyda Puntland ayaa ka cabanaya wasaaradda beeraha ee maamulkaasi iyo hay’ado ka shaqeeya arrimaha beeraha taasi oo ku saabsan in dalagyo tijaabo ah la beero. Guddoomiyaha beeraleyda Puntland C/casiis Garaad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Gurmadka Fatahaada Oo 100 Kun Doolar Wax Ugu Qabanaya Dadka Ka Barakacay Baardheere Guddiga gurmadka qaran ee Fatahaada oo shalay gaaray degmada Bardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegay in xaalad adag ay ka jirto degmadaasi iyo nawaaxigeeda, kadib markii uu kusoo fatahay Wabiga…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Maanta Ee Xildhibaannada Golaha Shacabka? Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaliya ayaa maanta waxay kulan ku leeyihiin xaruntooda magaalada Muqdisho. Kulankan waxaa markii ugu horreysay shir guddoomin doona guddoomiyaha cusub ee golahan, Maxamed Mursal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin Laga Helayo Qarax Ka Dhacay Degmada Dhoobley Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Miino oo ciidamo ka tirsan Kenya lagula eegtay degmada Dhoobley ee gobolka Jubada Hoose. Qaraxan ayaa ahaa Miino dhulka lagu aasay waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Ka Socda Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Oo Ku Wajahan Magaalooyinka B/weyne Iyo Baardheere Sida qorshaha uu yahay, maanta oo Axad ah waxaa lagu wadaa in magaalooyinka B/weyne oo Hiiraan ah iyo Baardheere oo Gedo ah ay gaaraan xubno ka socda guddiga gurmadka qaran…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Axmed Madoobe Iyo Qalbi Dhagax Oo Ku Kulmay Addis Ababa Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa magaalada Addisa Ababa ee dalka Itoobiya waxa uu kula kulmay C/kariin Muuse Qalbi Dhagax oo u xiran dowladda Itoobiya. Kulankan oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo Sheegtay In Nus Milyan Dheeraad Ah Ku Bixineyso Gurmadka Fatahaadaha Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna gudoomiyaha guddiga qaran ee gurmadka fatahaadaha, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa shir gudoomiyay kulan ay yeesheen guddigu oo looga hadlayay howlaha gurmadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maamulka Marka Oo Ka Warbixiyey Amniga Degmadaasi Maamulka magaalada Marka ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa faah faahin dheeraad ah waxa uu ka bixiyey xaaladda amni ee degmadaasi. Guddoomiyaha Marka Xasan Cumar oo nagu soo booqday xarunta dhexe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Roob Ka Da’ay Ceelwaaq Oo Sababay Barakaca Boqolaal Qoys Maamulka degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa sheegay in boqolaal qoys ay isaga barakaceen degmadaasi, kadib markii halkaasi ay ka da’een roobab mahiigaan ah. Guddoomiye ku xigeenka degmadaasi, Sahal Macallin…