1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Naafada Ku Barakacay Ceeljaalle Oo Sheegay In Sax Ah Aan Loo Qeybin Gurmadkii La Geeyey Deegaankaasi Dadka naafada ah ee ka barakacay fatahaadda Wabiga Shabelle, islamarkaana gaaray deegaanka Ceeljaalle ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in si sax ah aan loo qeybin gurmad dhowaan lageeyey deegaankaasi. Qaar…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Beeraleyda Gedo Iyo J/dhexe Oo Sheegay In Khasaare Kasoo Gaaray Fatahaadda Wabiga Jubba Beeraleyda deegaano u dhaxeeya degooyinka Saakow iyo Baardheere ayaa sheegay in khasaaro xoogan ay kala kulmeen Fatahaada webiga Juba. Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya deegaano u dhaxeeya degmooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dhageyso: Carruur Uu Soo Ritey Cudurka Jadeecada Oo La Geeyay Isbitaal Ku Yaalla Bandiiradley, Mudug Wararka ka imaanaya deegaanka Bandiiradley ee gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in Isbitaal ku yaalla halkaasi la jiifay carruur uu soo ritey cudurka Jadeecada. Lix Carruur ah oo isku qoys…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xildhibaanno Iyo Mas’uuliyiin Kale Oo Hirshabelle Ah Ayaa Ku Wajahan B/weyne Maanta oo Sabti ah ayaa la filayaa in magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan gaaraay wafdi uu hoggaaminayo madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabelle Cali Guudlaawe. Wafdigan ayaa ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xaaladda Qoysaskii Ka Barakacay B/weyne Oo Aad Looga Deyriyey Waxaa xilligaan aad looga deyrinayaa xaaladda dadkii ka baracakay magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan iyo sidoo kale kuwo weli ku go’ddoonsan xaafado ka mid ah magaaladaasi. Xubno ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Roob Ka Da’ay Gaalkacyo Oo Saameeyey Barakacayaal Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxaa 24-ki saac ee lasoo dhaafay ka da’ay roob saameeyay dadka barakacayaasha ee ku dhaqan magaaladaasi. Wariyaheenna Cali Cayn ayaa gaaray kaamamka barakacayaasha Gaalkacyo qaarkood,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweeney Ajaanib Ah Oo Lagu Qafaashay Muqdisho Wararka ayaa waxay sheegayaan in Haweeney ka mid aheyd shaqaalaha Ajaaniibta Hay’adda ICRC lagu afduubtay magaalada Muqdisho, iyadoo warar kala duwan uu ka soo baxayo qaabka afduubka u dhacay. Afduubka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Mas’uuliyiin Ka Tirsan Hirshabelle Oo Kormeeray Deegaanno Uu Wabiga Kaga Fatahay Sh/dhexe Madaxweyne ku xigeenka maamulka Hirshabelle, Cali Cabdullaahi Guudlaawe ayaa maanta waxa uu kormeer ku tagay deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha dhexe oo uu ku fatahay wabiga Shabelle. Deegaannada ay tageen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dowladda Oo Loogu Baaqay In Qorshe Cad La Tagto Shirka Brussels Aqoonyahannada Soomaaliyeed qaarkood ayaa waxay dowladda federaalka Soomaaliya ugu baaqeen in qorshe cad ay la tagto shirka maanta ka furmay magaalada Brussels kaasi oo looga hadlayo amniga Soomaaliya. Aqoonyahan Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Boqor Buur Madow Oo Ku Xanuunsanaya Xabsiga Hargeysa Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee Somaliland ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ku xanuunsanayo bqoqo Cismaan Maxamed Buur Madow oo ku jira xabsi dhexe ee Hargeysa. In kastoo aan…