Dhageyso: Madaxda Maamul Goboleedyada Oo Maanta Shir Uga Furmaya Baydhabo Sheeko:Dalka Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in magaalada Baydhabo ee gobolka Baay uu shir uga furmo madaxda dowlad goboleedyada dalka ka jira. Shalay (Axad) waxaa magaaladaasi gaaray madaxweynayaasha maamullada… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Kulamo La Leh Madaxda Dalka Qatar Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo gaaray dalka Qatar ayaa maanta waxa uu kulamo la leeyahay madaxda dalkaasi oo ay ka wada hadli doonaan arrimo Labada dal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirweynaha Qaran Ee Dib u Eegista Dastuurka Oo Maalintii Labaad Ka Soconaya Muqdisho Magaalada Muqdisho waxaa maalintii Labaad ka soconaya shirweynaha qaran ee dib u eegista qaranka, kaasi oo ay ka qeybgalayaan xubno ka socda DFS, maamul goboleedyada iyo sidoo kale qeybaha kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirweynaha Qaran Ee Dib u Eegista Dastuurka Oo maanta Ka Furmay Magaalada Muqdisho Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay shirweynaha qaraxan ee dib u eegsita dastuurka, waxaana ka qeybgalay furitaankiisa madaxda DFS iyo dadweyne badan. Guddoomiyaha golaha Shacabka, Maxamed Mursal Sheekh, Guddoomiyaha aqalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Booqasho Rasmi Ah Ugu Ambabaxay Qatar Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta waxay booqasho rasmi ah ugu ambabaxeen magaalada Doxa ee dalka Qatar. Booqashadan ayaa waxay qaadan doontaan Labo maalin, iyadoo madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxda Maamul Goboleedyada Oo Maanta Ku Wajahan Baydhabo Madaxda maamul goboleedyada dalka ayaa lagu wadaa in maanta oo Axad ah ay gaaraan magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka, halkaasi oo lagu wado inuu ka furmo shirka amniga qaranka. Shirkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Waa Maxay Danta Ku Jirta Shir Weynaha Qaran Ee Maanta Ka Furmaya Muqdisho? Waxaa lagu wadaa in maanta magaalada Muqdisho uu ka furmo shirweynaha qaran ee dastuurka, iyadoo ay ka qeybgali doonaan mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka, xubno ka socda beesha caalamka, maamul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirweynaha Qaran Ee Dib u Eegista Dastuurka Oo Lagu Wado Inuu Maanta Ka Furmo Muqdisho Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shirweynaha qaran ee dib u eegista Dastuurka, kaasi oo ay ka qeybgali doonaan mas’uuliyiin iyo marti sharaf…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Deegaanka Moqokori Ee Hiiraan Wararka ka imaanaya deegaanka Moqokori ee gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay saakay oo Axad ah howlgallo amni ka wadaan ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya. Ciidamadan ayaa mid mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Magacaabay Labo Wasiir Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta magacaabay wasiirka beeraha maamulkaasi iyo sidoo kale wasiir ku xigeenka wasaaradda Kalluumeysiga iyo kheyraadka Puntland. Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweyne Gaas ayaa…