1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Haloo Gurmado Shacabka B/weyne (Dhageyso) Maamulka Galmudug ayaa ku baaqay in si degdeg ah loogu gurmado shacabka ku dhaqan magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan, kadib markii uu kusoo fatahay Wabiga. Madaxa xukuumadda Galmudug, Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhageyso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Maanta Ee Xildhibaannada Aqalka Sare? Xildhibaannada aqalka saree e baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa kulankooda maanta ay ku leeyihiin magaalada Muqdisho waxay kaga hadli doonaan arrimo dhowr ah. Wariyaheenna Maxamed Salaad Cismaan ayaa soo sheegaya in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warbixin Ku Saabsan Ciyaarta Kama Dambeysta Ee Maanta Dhexmareysa Soomaaliya Iyo Tanzania Galabta ayaa la soo gaba gabayn doonaa koobka Bariga iyo Bartamaha Afrika gaar ahaan ciyaartooyda da’doodu ka hoosaysa 17-ka sanno. Finalka tartanka waxaa wada ciyaari doona xulkeenna Soomaaliya iyo Tanzania.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhageyso: Senator Xuseen Sheekh “Dastuur La Xaday Ma Jiro” Senator Xuseen Raage oo ka mid ah mudanayaasha aqalka saree e baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in aanu waxbo ka jirin wararka sheegaya in la xaday dastuurkii saxda ahaa ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Dib u Eegista Dastuurka: Dastuurka Hadda Lagu Shaqeeyo Waa Midka Saxda Ah War-saxaafadeed kasoo baxay guddiga la socodka dib u eegista iyo hirgelinta Dastuurka ayaa lagu sheegay in dastuurka hadda sida KMG ah loogu shaqeeyo yahay kan saxda ah ee lagu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliye Lagu Diley Qarax Ismiidaamin Ah Oo Ka Dhacay Gaalkacyo Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo, gaar ahaan waqooyiga magaaladaasi ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay qarax Ismiidaamin ah, kaasi oo khasaare geystay. Sida ay soo sheegayaan Wariyeyaasheenna…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Hay’adda Xuquuqul Insaanka Somaliland Oo Walaac Ka Muujisay Xukunno Lagu Ridey Shaqsiyaad Caan Ah Xarunta xuquuqul insaanka Somaliland ayaa sheegtay in ay ka walaacsan tahay xukunno Somaliland ay ku riday shaqsiyaad caan ka ah bulshada. Garyaqaan Mubaarak Cabdi Ismaaciil oo la hadlay Goobjoog ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Ka Tirsan Hirshabelle Oo Ka Qeylo Qaaday Fatahaadda Wabiga Shabelle Xildhibaanno ka mid ah baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa ka qeylo dhaamiyey fatahaadda uu wabiga Shabelle ka sameeyey deegaanno ka mid ah Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe. Xildhibaan Farxaan Maxamed oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhageyso: Xildhibaan Ku Baaqay In Wax Loo Qabto Dadka Ka Barakacay Fatahaadda Wabiga Shabelle Xildhibaan Khaliif Cabdi Cumar oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ku baaqay in si degdeg ah wax loogu qabto dadk uu saameeyey fataahadda Wabiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Dad Lagu Soo Qabtay Howlgal Ka Dhacay Gaalkacyo Ciidamada Booliiska iyo kuwa xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxay ka sameeyeen howlgal ballaaran oo ammaanka lagu sugayey. Howlgalladan ayaa ka dhacay dhammaan xaafadaha ay ka…