1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: C/raxmaan Cabdi Shakuur Oo Sheegay In DFS Ay Shaqo Ka Dhigatay Bartilmaameedsiga Dadka Ka Aragtida Duwan Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Farmaajo ay bartilmaameed ka dhigato dadka ka aragtida duwan. Shakuur oo qoraal kooban…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Wiil Dhallinyaro Ah Oo Lagu Dilay Degmada Hilwaa Ee Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dil habeenkii xalay ahaa Xaafadda Suuqa Xoolaha, degmada Hilwaa ee magaalada Muqdisho loogu geystay wiil dhallinyaro ah. Wiilkan oo aan magaciisa la sheegin ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga hadlayo Amniga Dalka Oo Maanta Ka Furmaya Garoowe Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal uu ka furmo shir looga hadlayo amniga guud ee dalka, waxaana ka qeybgalaya wasaaradaha amniga ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Gaashaandhigga DFS Oo Is Casilay Wasiirka Gaashaandhigga ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh ayaa goor dhow ku dhowaaqay inuu xilkaasi iska casilay. Wasiirka ayaa sababta uu isku casilay waxay tahay kadib markii uu isku…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhageyso: 5 Musharrax Oo Illaa Iyo Hadda Isku Diiwaangeliyey Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka Guddiga doorashada guddoomiyaha golaha shacabka ayaa sheegay in maanta ay ku egtahay diiwaangelinta musharraxiinta u taagan xilka guddoomiyaha golahan. Guddoomiyaha guddigan, xildhibaan Nuur Iidow Bayle ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maamul Goboleedyada Oo Qaadacay Qodobadii Kasoo Baxay Shirkii Bedqabka Suxufiyiinta Soomaaliyeed Wasaaradaha warfaafinta ee maamul goboleedyada dalka ka jira ayaa qaadacay qodobada kasoo baxay shirkii Bedqabka Suxufiyiinta oo maalintii shalay ahayd lagu soo gabagabeeyey magaalada Muqdisho. Wasaaradaha warfaafinta ee maamullada Puntland,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Shaqo Joojin Lagu Sameeyey Xildhibaan Tagey Puntland Golaha guurtida ee Somaliland ayaa waxay shaqo joojin ku sameeyeen xildhibaan ka qeybgalay munaasabad dhaqan oo ka dhacday magaalada Carmo ee gobolka Bari. Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee golahan, Saciid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Mas’uuliyiin Kormeeray Qoysaskii Ku Barakacay Ceel-jaalle, Hiiraan Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiil ka socotay hay’ado samofal ayaa kormeer ku tagay deegaanka Ceel-jaalle ee gobolka Hiiraan, halkaasi oo ay ku nool yihiin qoysas kasoo barakacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wasaaradda Arrimaha Gudaha Hirshabelle Oo Beenisay Iney Magacawday Guddoomiye Ku Xigeenka Maaliyadda Hiiraan Wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulka Hirshabelle ayaa waxbo kama jiraan ku sheegtay iney magacwoday guddoomiye ku xigeenka dhanka maaliyadda ee maamulka gobolka Hiiraan. Maxamed Cali Caadle, wasiirka arrimaha gudaha ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin Laga Helayo Dagaal Ka Dhacay Deegaanka Ceelasha Biyaha Ee Duleedka Muqdisho Dagaal u dhaxeeyay ciidamada DFS oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho. Wararka…