1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boqor Buurmadow Oo Xabsiga Hargeysa Laga Sii Daayey Ciidamada Somaliland ayaa sii daayey Boqor Cismaan Buurmadow oo ka mid ah waxgaradka ugu caansan deegaannada Somaliland. Buurmadow ayaa xabsiga la dhigay kadib markii uu ka qeybgalay xaflad dhaqameed ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maamulka Baraawe Oo Ka Warbixiyey Howlgallo Ay Wadaan Ciidanka DFS Maamulka degmada Baraawe ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey howlgallo ballaaran oo ay ciidamada dowladda ka wadaan degmadaasi. Guddoomiyaha degmadan Aadan Cumar Madoobe oo wareysi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Kulamada Xildhibaannada Baarlamaanka Hirshabelle Oo Maanta Dib u Billaabanaya Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa iney dib u billowdaan kulamada xildhibaannada baarlamaanka maamulka Hirshabelle, kuwaasi oo aan wax kulan ah yeelan Bilihii ugu dambeeyay. Xildhibaan C/rashiid Warsame oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxweyne Farmaajo Oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Safiirka Qatar Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xafiiskiisa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga guddoomay warqadaha danjiranimo Safiirka Dalka Qatar ee loo soo Magacabay Soomaaliya Mudane Xasan Xamsa Asad. Danjire Xamsa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Somaliand Oo Xilal Cusub Magacaabay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta wareegto uu soo saaray xilal ugu magacaabay Shan Mas’uul. Xubnahan ayaa loo kala magacaabay guddoomiye gobol, Bankiga Dhexe, wasaaradda qorsheynta iyo la taliye.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Shacabka B/weyne Oo Farriin u Direy Maamulka Hiiraan Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada B/weyne ayaa ka dalbaday maamulka gobolka Hiiraan in si degdeg ah wax looga qabto burburka garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi. Waxay sheegeen in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: DFS Oo Si Rasmi Ah Ula Wareegtay Ciidankii Uu Tababaray Imaaraadka Maanta oo Sabti ah, dowladda federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah waxay ula wareegtay ciidankii uu magaalada Muqdisho ku tababaray Imaaraadka Carabta, agabkooda iyo sidoo kale xeradii ay ku tababaranayeen…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoonka Golaha Shacabka Oo Magacaabay Xubnaha Guddiga Doorashada, Iyo Xildhibaannada Oo Ka Doodaya Guddoonka golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigay Magacyada xubnaha guddiga qaban qaabada doorashada ee guddoomiyaha golahan, iyadoo xildhibaannada golaha shacabkana ay ka doodayaan xubnaha guddigan. Xubnahan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhageyso: C/weli Muudey “Waa La Xaday Dastuurkii Dalka u Yaallay” Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee golaha shacabka, baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ahna ku simaha guddoomiyaha, C/weli Sheekh Ibraahim Muudey ayaa sheegay in la xaday Dastuurkii dalka u yaallay ee ay soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Ciidamo Ka Gadooday Jowhar Oo Gaaray Jalalaqsi, Hiiraan Wararka ka imaanaya degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in ciidamo ka tirsanaa ilaalada madaxtooyada Jowhar oo gadooday ay gaareen magaaladaasi. Guddoomiyaha degmadan Maxamed Cabdulle Fiidow oo wareysi…