1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Magacaabaya Guddiga Doorashada Ee Guddoomiyahooda Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Sabtidan maanta ah yeelan doona kulankooda Saddexaad ee Kalfadhigga Seddaxaad, iyadoo arrimo dhowr ah looga hadli doono. Sida qorshaha uu yahay, waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Dhageyso: Gaalkacyo Oo Laga Daahfuray Koobka Ciyaaraha Mudug Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa waxaa si rasmi ah looga daahduray ciyaaro dhexmari doona degmooyinka gobolkaasi. Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo daahfuray ciyaarahan ayaa sheegay iney ugu talogaleen is…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: C/raxmaan Cirro Oo Dalbaday In La Maxkamadeeyo Siilaanyo, Uuna Is Casilo Biixi Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Wadani ee Somaliland oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in madaxweyne hore Axmed Maxamed Siilaanyo uu qiyaano qaran galay, islaamarkaana dadka u sheegay inuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Ku Riddey Saddex Qof Maxkamadda ciidamada qalabka sida qeybteeda gobolka Hiiraan ayaa maanta oo Khamiis ah waxa ay xukun ku riddey Saddex ruux oo dambiyo kala duwan ku eedeysnaa. Labo ka mid ah ragga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wasaaradda Amniga Oo Sheegtay In Gacanta Lagu Dhigay Rag Amni Darro Ka Waday Muqdisho Wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay iney ciidamada dowladda gacanta ku dhigeen rag amni darro ka waday magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Afhayeenka wasaaradda, C/casiis Xildhibaan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Ciidanka DFS Oo Howlgallo Ka Sameeyey Sh/dhexe Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxay howlgallo amniga lagu xaqiijinayey ka sameeyeen deegaanno hoostaga degmada Raagaceelle ee gobolka Shabellaha Dhexe. Howlgalkaan waxaa hor kacayey guddoomiyaha gobolkaasi Axmed Meyre Makaraan, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Taliska Ciidanka Puntland Oo Sheegay In Aanu Saameyn Doonin Khilaafka Siyaasadeed Ee Soomaaliya Iyo Imaaraadka Taliska Ciidanka Badda ee Puntland Ayaa Sheegay In Arrimah Khilaafka Diblomaasiyadeed ee Soomaaliya mIyo Imraadka aanay saameyn ku yeelan karin Dhankooda. Taliyaha Ciidanka Badda Puntland Admiral Cabdirisaq Diiriye Faarax ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wasaaradda Amniga: Ma Jirto Qalab Ciidan Oo Lagu Boobay Muqdisho Wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa beenisay warar la isla dhexmarayey oo sheegay in la boobay qalab ciidan oo magaalada Muqdisho keentay dowladda Imaaraadka, kuwaasi oo yaalla xerada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wasiir Sheegay Inuu Yahay Musharrax u Taagan Xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka Wasiirka difaaca ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxmed Mursal Sheekh Ibraahim ayaa shaaca ka qaaday inuu yahay musharrax u taagan xilka guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Mursal oo goor…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xildhibaan Sheegay In Mooshin Ay Ka Wadaan Madaxweynaha Hirshabelle Xildhibaan Faarax Maxamed Cismaan oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka ee maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in ay mooshin ka wadaan madaxweynaha maamulkaasi Maxamed Cabdi Waare. Waxa uu tilmaamay Xildhibaan Faarax…