1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Ka Da’ay Cadaado Oo Saameeyey Ganacsatada Magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud waxaa ka da’ay roob saameyn ku yeeshay ganacsatada ku dhaqan magaaladaasi, gaar ahaan hareeraha laamiga. Magaaladan oo aan lahayn meelo ay biyaha Maraan ayaa waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Muqdisho Oo Dalbaday In Biyaha Laga Saaro Waddooyinka Muqdisho Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ka dalbaday maamulka gobolka Banaadir iney biyaha ka saaraan waddooyinka muhiimka ah ee magaalada, sidoo kalena la dhiso kuwa roobka uu burburiyo. Qaar ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Xoogga Dalka Oo Howlgallo Ka Wada Hiiraan Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa xoogga dalka ayaa waay howlgallo ka wadaan deegaanno ka mid ah gobolka Hiiraan, gaar ahaan waddooyin isku xira B/weyne, Maxaas iyo Matabaan. Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qatar Oo Gaadiid Ku Wareejisay DFS Dowladda Qatar ayaa maanta oo Talaado ah waxay 30 gaari ku wareejisay mamaulka gobolka Banaadir, waana gaadiid Basaska, kuwaasi oo dhowr maalin ka hor laga soo dejiyey magaalada Muqdisho Gaadiidkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hirshabelle Oo Sheegay Iney Ku Howlan Yihiin Maareynta Fatahaadda Wabiga Shabelle Wasiirka beeraha ee dowlad goboleedka Hirshabeelle Xasan Axmed Muudeey ayaa sheegay iney ku howlan yihiin siyaasad lagu maareynayo mashaqooyinka ka yimaada fatahaadda Wabiga Shabeelle. Wasiir Muudeey ayaa sheegay in siyaasaddaasi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waare Oo La Kulmay Xubno Ka Socday QM Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed C/waare oo ay wehliyaan wasiirro iyo xildhibaanno ayaa maanta waxay magaalada B/weyne kula kulmeen madax ka socotay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, gaar ahaan qeybta qaabilsan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Dalxa Oo Dhaliilay Beesha Caalamka Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in beesha caalamka aanay daacad ka ahayn kaalmada Soomaaliya. Waxa uu tilmaamay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabelle Oo Ku Fatahay Xaafado Ka Tirsan Jowhar Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in Wabiga uu ku fatahay xaafado ka tirsan magaaladaasi. Xaafadda horseed ayaa la sheegay in Meesha ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burbur Soo Gaaray Waddooyinka Muqdisho Qaarkood Waddooyinka magaalada Muqdisho waxaa xilliyada roobka da’a fariista biyo aad u badan, kuwaasi oo saameyn ku yeesha isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha. Biyaha fariista Laamiyadan ayaa waxaa ka dhashay cudurro,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ku Baaqay Joojinta Xiisadda Tukarraq Waxgaradka kasoo jeeda deegaanna Somaliland ayaa ku baaqay in si degdeg ah lagu joojiyo xiisadda colaadeed ee ka taagan deegaanka Tukarraq, taasi oo u dhaxeysa Somaliland iyo Puntland. Boqor Buurmado…