3 daqiiqo Sheeko:Dalka Hayadaha loo Wakiishay Dib u Eegista Dastuurka oo Kulan la yeeshay Golaha Fulinta iyo Sharci Dajinta Koonfur Galbeed Wasaaradda Arrimaha Dastuurka XFS oo kaashanaysa Guddiga La-Socodka Dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Guddiga Madaxa Bannaan ee Dib u eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa kulan wada tashi ah oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Shacabka Muqdisho Oo Ka Hadlay Khilaafka Diblomaasiyadeed Ee Soomaaliya Iyo Imaaraadka Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ka aragti dhiibtay khilaafka diblomaasiyadeed ee haatan ka dhex jira dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraadka. Qaar ka mid ah shacabkana oo la hadlay Goobjoog News…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Mahadaay Oo Ciidanka Xoogga Dalka Ka Dalbaday Sugista Amniga Degmadaasi Maamulka degmada Mahadaay ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa ka dalbaday taliska ciidanka xoogga dalka iney adkeeyaan amniga guud ee degmadaasi. C/laahi Shafaawe oo ah guddoomiye ku xigeenka dhanka maaliyadda ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Ka Da’ay Kismaayo Oo Saameeyey Isku Socodka Gaadiidka Roob ka da’ay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose, ayaa waxa uu saameyn ku yeeshay isku socodkii gaadiidka, kadib markii ay biyo badan fadhiisteen waddooyinka magaaladaasi. Darwaladda ka shaqeeya Kismaayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorasho Maanta Ka Dhaceysa Dhuusamareeb Sida qorshaha uu yahay, maanta oo Axad ah waxaa lagu wadaa in magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud lagu qabto doorashada kursigii ugu dambeeyey ee ka bannaanaa golaha shacabka ee baarlamaanka…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: War-murtiyeedka Shirkii Warfaafinta Ee Ka Socday Garoowe Kulan Wadatashi ah oo looga hadlayay iskaashiga, mideynta iyo horumarinta warbaahinta dalka, ayaa Madaxda Wasaaradaha Warfaafinta ee Dowladda Federaalka, Dowladaha xubnaha ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Bahda Warbaahinta ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Xoosh Oo Sheegay Iney Ka Go’an Tahay Dhammeystirka Dastuurka Dalka u Yaalla Wasaaradda Arimaha Dastuurka ee XFS, Guddiga La-socodka dib-u-eegista Dastuurka ee labada Aqal iyo Guddiga Madaxabanaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa waxay kulan wadajir ah la yeesheen Ururada Buslshada Rayidka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Xoogga Dalka Oo Dhaq-dhaqaaqyo Ka Wada Hirshabelle Maxamuud Maxamed Aadan, taliyaha qeybta 27-aad ee ciidanka xoogga dalka, kana howlgala deegaannada maamulka Hirshabelle ayaa isaga oo la hadlay warbaahinta wuxuu faah faahin ka bixiyey howlgallo ay ka sameeyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhallinyaro Lagu Eedeeyey Iney Shacabka Muqdisho Dhici Jireen Oo Lagu Saoo Bandhigay Degmada Warta Nabadda Maamulka degmada Wartanabada ee Gobolka Banaadir ayaa soo bandhigay Laba Ruux oo dhallintayo ah kuwaassi oo lagu eedeeyey in ay dhac u geysanayeen Shacabka ku nool xaafado ka tirsan degmadaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarad Saraakiil Imaaraad Ah Qaadeysay Oo Lagu Xannibay Boosaaso Wararka naga soo gaaraya garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ku xanniban tahay diyaarad laga leeyahay dalka Imaaraadka, taasi oo la sheegay in magaaladaasi ka…