1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Xoogga Dalka Oo Maanta u Dabaaldegaya Maalintooda, 12-ka April Maanta oo ay ku beegan tahay 12-ka April waxaa meelo badan oo ka mid ah gobollada dalka Soomaaliya looga dabaaldegayaa sanad guuradii 58-aad e kasoo wareegtay maalinta ciidanka xoogga dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo Sheegtay Iney La Wareegeyso Ciidankii Uu Tababaray Imaaraadka Wasiirka difaaca ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh ayaa sheegay in maalinta berri ah, kuna beegan 12-ka April ay si rasmi ah ula wareegi doonaan ciidamadii ay tababartay dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Deegaanka Garoowe Oo Kasoo Horjeestay Kala Diristii Lagu Sameeyey Golaha deegaanka magaalada Garoowe ayaa kasoo horjeestay kala diris uu dhowaan ku sameeyey madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas. Mowliid Axmed Yuusuf oo ka mid ah golaha ayaa wareysi uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hiiraan Oo Sheegay In Ay Wax Ka Qabanayaan Caqabado Ka Jira Garoonka B/weyne Maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay wax ka qaban doonaan caqabado ka jira garoonka diyaaradaha ee magaalada B/weyne, kadib markii uu saameeyey roob ka da’ay magaaladaasi. Guddoomiye ku xigeenka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhallinyaro Lagu Afduubtay Garoowe Oo Dib u Helay Xorriyaddooda Waxgaradka Puntland iyo ururada bulshada rayidka ah ee Puntland ayaa ku guuleystay in dib ay xorriyadooda u helaan dhallinyaro kasoo jeedda Somaliland oo 31-kii March lagu afduubtay magaalada Garoowe. Dhallinyaradan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senator Raage “Waxaan Ka Xumahay In Taliyahii Booliiska Iyo Duqa Muqdisho Weeraraan Dad Dhaawac Ah” Senator Maxamed Xuseen Raage oo ka mid ah mudanayaasha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, wuxuu ku sheegay in wax laga xumaado ay tahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Ka Da’ay Muqdisho Oo Saameeyey Barakacayaasha Iyo Isku Socodka Magaalada Xalay saq dhexe waxaa magaalada Muqdisho ka da’ay roob xooggan, kaasi oo saameeyay isku socodkii magaalada iyo sidoo kale dadka barakacayaasha ah. Barakacayaasha ayaa guryahoodii ka sameysnaa cooshadaha waxaa ugu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo: Jawaari Wax Shuruud Ah Oo Uu Ku Xiray Is Casilaaddiisa Ma Jirto Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa uga mahadceliyey guddoomiyahii golaha shacabka, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari sida uu isku casilay. Farmaajo ayaa sheegay in Jawaari aanu wax shuruud…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jawaari Oo Ka Hadlay Is Casilaaddiisa Guddoomiyahii golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta oo Talaado ah waxa uu saxaafadda uga warbixiyey is casilaaddiisa. Ugu horreyn Jawaari ayaa sheegay in uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Dagaal Ka Dhacay Degmada Wadajir Dagaal u dhaxeeyay askar ka wada tirsan ciidanka dowladda federaalka ayaa maanta ka dhacay xaafadda Siliga Maraykanka, degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Dagaalkan oo bilowday saakay ayaa soo gaaray illaa…