1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Maqaayad Ku Taalla Baydhabo Qarax Miino oo khasaare geystay ayaa maanta ka dhacay maqaayad ku taalla duleedka magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Wararka ayaa waxay sheegayaan in miinadan ay ku dhex aasneyd maqaayad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ciidamada Kenya Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Gedo Dagaal u dhaxeeya ciidamada Kenya iyo kuwa Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa in uu ka dhacay deegaanka Fafax-dhuun ee goblka Gedo, waxaana dagaalkaasi ka dhashay khasaare kala duwan. Dagaalyahannada Al-shabaab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Dagaal Oo Laga Soo Sheegayo Gobolka Hiiraan Xiisad u dhaxeysa maleeshiyo qaab beeleed u abaabulan ayaa lagu soo waramayaa iney ka taagan tahay deegaanka Kubure oo ka tirsan gobolka Hiiraan, islamarkaana hoostaga degmada Maxaas. Xiisaddan ayaa daba…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada DFS Iyo Kuwa AMISOM Oo Fariisimo Ka Sameystay Wadada Isku Xirta Jowhar Iyo Balcad Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay fariisimo cusub ka sameysteen wadada isku xirta degmooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xaaf “Jawaari Wuxuu Isku Casilay Si Uu Dalkiisa u Badbaadiyo” Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo maanta dib ugu laabtay degmada Dhuusamareeb kadib safar uu ugu maqnaa Jabuuti ayaa ka hadlay is casilaaddii guddoomiye Jawaari. Waxa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Shacabka Jowhar Sidee Ayeey u Arkeen Is Casilaaddii Jawaari? Shacabka ku dhaqan magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe ayaa aragti kala duwan ka dhiibtay is casilaaddii maanta ee guddoomiyahii golaha shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari. Qaar ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo Dhagxaanta Ka Qaadday Jidcadayaasha Muqdisho Qaarkood Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa saakay waxay ku waabariisteen dhagxaan laga qaaday jidcadayaasha degmooyinka magaalada qaarkood. Waxay dadku aad usoo dhoweeyeen in dowladda federaalka ay dib u furto jidcadayaashan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Dil Ah Ku Riddey Sarkaal Ka Tirsanaa Ciidanka Badda Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta oo Isniin ah waxay xukun dil toogasho ah ku riddey Gaashaanle sare C/naasir Xoosh oo ka tirsanaa ciidanka badda Soomaaliyeed. Xoosh ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland Oo Duq Cusub u Magacaabay Laascaanood, Sool Madaxweyne ku xigeenka Puntland, ahna ku simaha madaxweynaha, Injineer C/xakiin C/laahi Camey ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu duqa magaalada Laascaanood ugu magacaabay Mukhtaar Maxamed Garaad. Camey ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Jawaari Oo Is Casilay Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, guddoomiyahii golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa iska casilay xilkii uu hayey. Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee golaha shacabka C/weli Muudey ayaa xildhibaanno saakay tagay…