1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoowe: Koronto Dishay Gabar 6 Sano Jir Ah Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa waxay sheegayaan in gabar 6 sano jir ah ay geeriyootey halka mid kalena dhaawac uu kasoo gaaray kadib markii ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Afmadow, Jubada Hoose Dagaal u dhaxeeyay ciidamada maamulka Jubbaland iyo kuwa Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay degmada Afmadow ee gobolka Jubada Hoose, kaasi oo khasaare geystay. Dagaalkan ayaa yimid kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiranaanshiyaha Waddooyinka Muqdisho Oo Saameeyey Dadka Ganacsatada Ah Dadka ganacsatada ah ee ku sugan hareeraha wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in saameyn weyn ay ku yeelatay waddooyinka xiran ee magaalada. Waxa ay sheegeen in aanu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Jir Dil u Geystay Wariyeyaal u Shaqo Tagey Golaha Shacabka Askar ka tirsan ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay nawaaxiga xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho jirdil ugu geysteen wariyeyaal ka mid ah kuwa ka howlgala magaalada Muqdisho. Ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 26 Arday Oo Ku Sumowday Jallaato Ay Cuneen, Iskuul Ku Yaalla Muqdisho Arday wax ka barata Iskuullada Galobal, gaar ahaan faraca degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ayaa maanta waxya ku somoobeen jallaato ay cuneen. Ardayda waxyeellada soo gaartay ayaa tiradooda lagu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Ka Socda Xarunta Golaha Shacabka Ee Magaalada Muqdisho? Xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho waxaa ku qulqulaya xildhibaannada golahaasi, iyadoo ammaankana uu yahay mid aad loo adkeeyay. Ciidamada ammaanka ayaa isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho waxay ku reebayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khaatumo Oo Eedeysay DFS Maamulka Khaatuma ayaa sheegay in dowladda federaalka ay qaadanayso mas’uuliyadda xiisadda degaanka Tukarraq. Wasiirka arrimaha dibadda Khaatuma Caynaanshe Cabdiraxmaan ayaa sheegay in gobolladaasi ay xukuumadda Soomaaliya dayacday iminkana ay isku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaf Oo DFS Ugu Baaqay Xallinta Khilaafka Golaha Shacabka Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa ku baaqay in si shuruud la’aan ah lagu dhammeeyo khilaafka ka dhex jira xildhibaannada golaha shacabka. Waxa uu sheegay Xaaf, in…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Jawaari “Madaxweynaha Wuxuu Iga Codsaday Inaan Is Casilo…Is Casili Maayo Is Casili Maayo” Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo goor dhow saxaafadda la hadlay ayaa si kulul waxa uu kaga hadlay arrimo badan oo ku saabsan khilaafka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydka Qof Dhallinyaro Ah Oo Lagu Arkay Degmada Kaaraan Ee Magaalada Muqdisho Wararka ka imaanaya degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa waxay sheegayaan in halkaasi lagu arkay meydka wiil dhallinyaro ah oo aan illaa hadda la qoonsan. Goob jooge ayaa u sheegay…