1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga Oo Ka Hadashay Lacag Lagu Qabtay Garoonka Aadan Cadde Wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war kasoo saartay lacag shalay ay ciidamada ammaanka ku qabteen garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Qoraal kasoo baxay wasaaradda ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Bulshada Rayidka Oo Ku Baaqay In Lasoo Gabagabeeyo Khilaafka Golaha Shacabka Ururada Haweenka iyo Bulshada Rayidka ayaa War-muritiyeed ay soo saaren waxaa ay walaac kaga Muujiyeen Khilaafka Daba dheeradey ee Golaha Shacabka ka Dhaxtaagan. Annaggoo ah Ururrada IIDA, SWDC, SWA, SIDO,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Abukaate Xalane: Sharciga Halagu Dhammeeyo Khilaafka Golaha Shacabka Abuukaate Cali Xalane oo ka mid ah qareennada Soomaaliyeed ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, wuxuu sheegay in muhiim ay tahay in la raaco sharciga si loo soo afjaro Khilaafka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsade Lagu Diley Laascaanood Iyo Xiisad Lasoo Sheegayo Rag hubeysan ayaa xalay waxay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ku dileen mid ka mid ah ganacsatada ugu caansan magaaladaasi. Ganacsade Maxamed Cabdi Timir oo aad looga garanayey Laascaanood ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Isku Socodka Gaadiidka Dadweynaha Ee Muqdisho Oo Dib La Isugu Furay Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dib isugu furtay isku socodka gaadiidka dadweynaha ee magaalada Muqdisho oo maalmahan dambe u xirnaa arrimo amniga la xiriira. Ciidamada Xasilinta Muqdisho oo joogay muddooyinkaanba isgoysyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shil Gaari Oo Ka Dhacay Gobolka Mudug Shil gaari islamarkaana khasaare geystay ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay deegaanka Wisil ee gobolka Mudug. Gaari yar oo ay la socdeen dhallinyaro ayaa ku rogmaday wadada marta deegaankan,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xaliimo Yareey Oo Shaacisay Waqtiga La Qabanayo Doorashada Kursi Ka Bannaan Golaha Shacabka Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyina qaranka ayaa sheegay in 15-ka bishan ay degmada Dhuusamareeb ku qaban doonaan doorashada kursi ka bannaan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Guddoomiyaha guddigan Xaliimo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Golaha Guurtida Oo Meelmariyey Xeerka Kufsiga Xildhibaannada golaha guurtida ee baarlamaanka Somaliland ayaa maanta waxay ansixiyeen xeerka kufsiga iyo tacaddiyada la xiriira oo horey usoo ansixiyeen xildhibaannada baarlamaanka Somaliland. Xeerkan ayaa ka hor ansixintiisa wuxuu muran…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhallinyaradii Laga Soo Daayey Xabsiga Liibiya Oo DFS Ka Filaya Shaqo Abuur Qaar ka mid ah dhallinyaradii laga soo daayey xabsiyada Liibiya ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa waxay rajo aad u wanaagsan ka muujiyeen in dowladda federaalka shaqo abuur u sameyso,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Sh/dhexe Oo Kala Dhexgalay Maleeshiyaad Ku Dagaallamay Gobolkaasi Maamulka gobolka Shabellaha Dhexe ayaa lagu soo waramayaa iney kala dhexgaleen maleeshiyaad shalay ku dagaallamay deegaannada Daymasame iyo Maandheere oo Koonfur Bari ka xiga magaalada Jowhar. Ciidamo ka socda maamulkan…