1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wasiirka Cadaaladda Oo Aqalka Sare u Akhriyey Hindise Sharciyeedka La Dagaalanka Musuqa Wasiirka wasaaradda cadaaladda ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta aqalka sare u akhriyey Hidise sharciyeedka la dagaalanka musuq maasuqa, kaasi oo ay horey usoo ansixiyeen xildhibaannada golaha…
1 daqiiqo Sheeko:War Sooyaalka Akadeemiyada Cilmiga, Fanka Iyo Sugaanta Goobjoog News, ayaa halkaan idiin kugu soo gudbineysa muuqaal ku saabsan sooyaalka Akadeemiyada Cilmiga, Fanka iyo Sugaanta
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Waxqabad La’aan Lagu Eedeeyey Maamulka Hirshabelle Xildhibaan hore Xasan Cabdi Xasan Dhuxul, ayaa waxa uu maamulka uu hoggaamiyo madaxweyne Waare ee Hirshabelle ku eedeeyey inaanu wax shaqo ah ka qaban magaalada B/weyne oo xilligaan ay xaalad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Hay’adaha Samafalka Oo Loogu Baaqay Iney u Gurmadaan Dadkii Ka Baracay Fatahaadda Wabiga Shabelle Ee B/weyne Xildhibaan Cabdi Axmed Cali oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka ee maamulka Hirshabelle ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, wuxuu ku sheegay in xaalad adag ay wajihi karaan dadka ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Gaadiidka Tagaasida Oo Kusoo Badanaya Magaalada Garoowe Magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal waxaa kusoo badanaya gaadiidka Tagaasida kuwaasi oo ka dhex shaqeeya gudaha magaalada iyo bannaankeeda. Waxay wadayaashada Tagaasidan ay Goobjoog News u sheegeen in suuq wanaagsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Waxgaradka Sool Oo Ku Baaqay In La Siidaayo Nabadoon Ku Xiran Hargeysa Waxgaradka ku dhaqan deegaanka Adhi-cadeeye ee gobolka Sool ayaa ku baaqay in lasii daayo nabadoon Ibraahim Maxamed Muuse Hurre, kaasi oo ku xiran magaalada Hargeysa. Waxgaradkan oo la hadlay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Diwaangelinta Musharraxiinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Maanta Billaabaneysa Maanta oo Isniin ah ayaa waxaa si rasmi ah u billaabanaya diiwaangelinta musharraxiinta u taagan xilka guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Guddiga doorashada ee golaha shacabka ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Garoowe Oo Laga Sameeyay Howlgallo Dhul Burburin Ah Dowladda Hoose oo magaalada Garoowe ayaa maanta oo Axad ah waxay howlgallo dhul banneyn ah ka sameeyeen magaaladaasi. Howlgalkaan burburinta ah ayaa si gaar ah waxaa looga sameeyey Togga Laan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Yaa Bedali Kara Taageerada Imaaraadka Ee Soomaaliya? Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho qaarkood ayaa waxay ka aragti dhiibteen cidda ay u arkaan in xilligaan ay bedali karto taageerada Imaaraadka ee Soomaaliya. Dadkan qaarkood oo la hadlay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Golaha Shacabka Oo La Doortay Guddiga doorashada guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa doortay guddoomiye, guddoomiye ku xigeen iyo xoghaye. Guddigan oo ka kooban 15 ayaa guddoomiye u doortay xildhibaan Nuur Iidow Bayle,…