Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal Ka Dhacay Gobolka Gedo Sheeko:Dalka Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuw Al-shabaab ayaa xalay ka dhacay deegaanka Busaar ee gobolka Gedo, waxaana dagaalkaasi ka dhashay khasaare isugu jirta dhimasho dhaawac. Al-shabaab ayaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abaanduule Caanood Oo Sheegay In Al-shabaab Ay Ka Dileen 66 Dagaalyahan Abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliya, Jeneraal C/laahi Cali Caanood ayaa sheegay in dagaalkii maalin ka hor ka dhacay deegaanka Buulamareer ee Shabellaha Hoose ku dileen 66 ka mid ah dagaalyahannada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Khasaare Nafeed Geystay Oo Ka Da’ay Magaalada Hargeysa Wasaaradda arrimaha gudaha ee Somaliland ayaa shaacisay in Saddex carruur ah ay ku geeriyoodeen roob xalay illaa iyo saakay ka da’ayey magaaladaasi iyo nawaaxigeeda. Wasiirka wasaaraddan Maxamed Kaahin oo saxaafadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 7 Qof Oo Ku Dhimatay Qarax Ka Dhacay Hiiraan Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax miino oo maanta ka dhacay duleedka degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan, kaasi oo khasaare kala duwan geystay. Inta la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Guri Dhisme Ku Socday Oo Kusoo Dumay Dadkii Dhisayey, KM-4 Saddex qof ayaa ku geeriyootey, 3 ayaa dhaawac ah, Lix kalena waa lagu la yahay kadib markii uu kusoo dumay guri ay ka dhisayeen Shineemo hore Ekwadoor ee KM-4, magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaalad Adag Oo Dhanka Nolosha Ah Ayaa Laga Soo Sheegayaa Degmada Ceelwaaq Ee Gedo Maamulka degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa sheegay in xaalad halis ah oo dhanka nolosha ah ay soo wajahday dad u badan barakacayaal oo ku sugan degmadaasi. Guddoomiye ku xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Buubaa “Danta Soomaaliya Iyo Tan Somaliland Waa In La Wadahadlaa” Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo mar soo noqday wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa isaga oo ku sugan Hargeysa wuxuu wareysi uu siiyey Goobjoog News ku sheegay in dan weyn ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ka Digey Xiisadda Tukaraq Ee Puntland Iyo Somaliland Waxgaradka Puntland ayaa walaac ka muujiyey xaaladda deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, xilli lasoo sheegayo in halkaasi ay ka jirto xiisad colaadeed. Nabadoon C/raxmaan Jaabiri oo ka mid ah waxgaradkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Uganda Oo Shaacisay Tirada Askartii Looga Diley Dagaalkii Buulamareer Dowladda Uganda ayaa shaacisay tirada askartii shalay looga diley dagaalkii ka dhacay deegaanka Buulamareer ee gobolka Shabellaha Hoose. Afhayeen u hadlay Milatariga Uganda ee ku sugan Soomaaliya ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Qaraxyo Iyo Weerar Toos Ah Ku Qaaddey Saldhig AMISOM Ku Lahaayeen Sh/hoose Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in dagaalyahannada Al-shabaab ay weerar isugu jira Qaraxyo ismiidaamin ah iyo dagaal toos ah ku qaadeen saldhig ay ciidamada AMISOM ku…