Biixi: Waan Joojinnay Wadahadalladii Aanu La Lahayn Soomaaliya Sheeko:Dalka Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay iney joojiyeen wadahadalladii kala dhaxeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo lagu ballansanaa iney dib uga bilowdaan dalka Jabuuti. Biixi ayaa tilmaamay in sababta… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Garbahaarey Oo Sheegay Iney Kasoo Horjeedaan Darbiga Laga Dhigayo Balad Xaawo Maamulka degmada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo ayaa sheegay iney kasoo horjeedaan darbiga ay dowladda Kenya ka dhiseyso degmada B/xaawo ee gobolka Gedo. Guddoomiye ku xigeenka dhanka amniga ee maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Gaari Oo Ka Dhacay Duleedka Muqdisho Qarax gaari ayaa maanta ka dhacay deegaanka Siinka dheer ee duleedka magaalada Muqdisho, kaasi oo khasaare kala duwan geystay. Gaarigan ayaa la sheegay in xaafad ku taalla Siinka Dheer isaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Ku Riddey Saddex Qof Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta oo Axad ah waxay xukun ku riddey Saddex qof oo ku eedeysnaa dambiyo kala duwan, maxkamaduna ay sheegtay iney ka mid ahaayeen Al-shabaab. Ragga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqaal: Maktabadda Qaranka Oo Dib Loo Howlgelinayo Maktabada qaranka ayaa ahayd maktabadda kaliya ee dalka uu lahaa xilligii dowladdii dhexe, iyadoo haatanna dib loo howlgelinayo, kadib waqti aad u dheer oo doorkeedu uu maqnaa. Maktabadda ayaa ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Shacabka Muqdisho Oo Ka Aragti Dhiibtey Mooshinka Laga Keenay Guddoomiye Jawaari Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa aragti kala duwan ka dhiibtey mooshinka ay xildhibaanno ka mid ah golaha shacabka ay ka keeneen guddoomiye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe: Lama Qiyaani Karo Xuduudda Aan La Leennahay Kenya Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe, markii ugu horreysay wuxuu ka hadlay darbiga ay dowladda Kenya ka dhiseyso xuduudda aan rasmiga ahayn ee Soomaaliya iyo Kenya. Axmed Madoobe ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Hiiraan Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa AMISOM ayaa howlgallo ballaaran oo lagu xaqiijinayo amniga waxay ka billaabeen deegaannada u dhaxeeya magaalada B/weyne iyo degmada Maxaas. Howlgalkaan waxaa hoggaaminaya guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Xildhibaanno Ka Tirsan Aqalka Sare Oo Ka Hadlay Xiisadda B/xaawo Mudanayaal ka tirsan aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay xadgudubka dowladda Kenya ee dhanka degmada B/xaawo. Waxay xildhibaannadan sheegeen qaarkood, in dowladda Kenya ay si cad ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Caafimaadka: 60,476 Qof Ayuu Hayaa Cudurka Qaaxada Wasaaradda caafimaadka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa qoraal daraaseyn ah oo ay maanta soo saartay waxay ku sheegtay in cudurka qaaxada ay qabaan 60,476 qof oo gudaha dalka joogta. Wasaaradda…