1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Cirka Oo u Dabaaldegay Sanadguurada 58-aad Ee Aas-aaskooda Ciidamada cirka Soomaaliya ayaa maanta waxay u dabaaldegeen sanadguuradii 58-aad ee kasoo wareegtay markii la aas-aasay. Munaasabadda lagu xusayey maalintan ayaa ka dhacday magaalada Muqdisho, waxaana ka qeybgalay mas’uuliyiin ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Ka Kacay Suuq Ku Yaalla Degmada Hilwaa Ee Muqdisho Dab ayaa habeenkii xalay ahaa wuxuu ka kacay suuqa daryeel, degmada Hilwaa ee magaalada Muqdisho, kaasi oo khasaare hantiyeed geystay. Goob joogayaal ayaa u sheegay Goobjoog News, in dabkaan uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DFS Oo Soo Dhoweysay Wadahadalka u Socda ONLF Iyo Itoobiya Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysay wadahadalka magaalada Nairobi uga socda maalintii Shanaad dowladda Itoobiya iyo sidoo kale jabhadda ONLF. Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka 10 Qof Oo Cudurka Shuban Biyoodka Ugu Geeriyootey Sh/dhexe Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Dhexe, ayaa sheegaya in 10 qof oo u badan carruur ay cudurka shuban biyoodka ugu dhinteen deegaanka Daymasame ee gobolkaasi. Waxaa jira dad kale oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Xoosh Iyo Guddiga Dastuurka BFS Oo La Kulmay Golaha Wasiirada Puntland Wafdi uu hoogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ay kamid yihiin xubno katirsan Gudigga La socodka dib u eegista Dastuurka ee Labada aqal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Wadahadalka Nairobi Uga Socda ONLF Iyo Itoobiya Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaa maalintii Afaraad ka socda wadahadal u dhaxeeya dowladda Itoobiya iyo sidoo kale jabhadda ONLF. Wadahadalkaan ayaa lagu doonayaa in lagu dhammeeyo khilaafka mudada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Al-shabaab Oo Madaafiic Ku Weerartay Saldhig Ay Ciidanka Kenya Ku Leeyihiin Gobolka NFD Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar habeenkii xalay ahaa ay ciidamada Al-shabaab ku qaadeen saldhig ay ciidamada Kenya ku leeyihiin deegaan lagu magacaabo Ceel-raam oo ka tirsan NFD. Weerarkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senator Ilyaas “Waa Guul In Laga Heshiiyo Qeybsiga Dakhliga Kasoo Xarooda Kalluumeysiga” Guddiga la socodka Kheyraadka dalka ee aqalka sare baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay heshiiskii KMG ahaa ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada ka gaareen qeybsiga dakhliga kasoo xarooda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Caalamka Oo Soo Dhoweysay Qodobadii Kasoo Baxay Shirka Golaha Amniga Qaranka Beesha caalamka ayaa sheegtay in go’aannadii ugu dambeeyay ee ay gaareen golaha amniga qaranka ay ahaayeen tallaabooyin wax ku ool u ah Soomaaliya. Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Oo u Digay Maamul Goboleedyada Xildhibaan ka tirsan gollaha shacabka Soomaaliya ayaa sheegay in qodobada kasoo baxay shirkii golaha amniga qaranka ay yihiin kuwa lagu hareermaray Shaqadii Labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh…