1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabelle: Haweenka Oo Weli Helin Qoondadii Ay Ku Lahaayeen Maamulkaasi Guddoonka baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa sheegay iney ka war hayaan inaan weli la dhameystirin qoondadii ay haweenka ku lahaayeen guud ahaan maamulkaasi. Canab Axmed Ciise, guddoomiye ku xigeenka Labaad ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Sheegtay In Turkiga Laga Wareejiyey Dhex Dhexaadinta Wadahadalladii Ay La Lahaayeen DFS Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, Dr. Sacad Cali Shire oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in mar kale ay dib u billaabmi doonaan wadahadalladii dowladda Federaalka iyo Somaliland,…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka 8 Qof Oo Cudurka Shuban Biyoodka Ugu Geeriyootey Buulo-burde, Hiiraan Maamulka degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in cudurka shuban biyoodka uu ka dilaacay degmadaasi iyo sidoo kale deegaannada ku dhow. Cabdi Daahir Guure oo ah guddoomiyaha Buulo-burde oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka B/weyne Oo Ka Warbixiyey Amniga Magaaladaasi Maamulka magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey xaaladda amniga ee magaaladaasi oo maalmahan dambe falal amni darro ay ka dhacayeen. Maxamed Cismaan Qallaafow,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mashruuc Biyo Looga Saarayo Wadooyinka Gaalkacyo Oo La Daah Furay Maamulka dowladda hoose ee degmada Gaalkacyo ayaa markii ugu horreysay magaaladaasi ka hirgeliyey mashruuc biyaha looga saarayo magaalada, maadaama xilliyada roobka ay biyo badan fariistaan Gaalkacyo. Mashruucan oo ah kuwo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda Ciidanka Badda Soomaaliyeed Maanta oo kale 1965, waa maalintii si rasmi ah loo aasaasay ciidanka badda Soomaaliyeed, laakiin sida aad ku arki doontaan warbixintan ciidanka badda waxaa uu jiray 15 sano ka hor…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Ciidanka Difaaca Badda Soomaaliya Oo Loo Dabaaldegayo Ciidanka difaaca Badda ee Soomaaliya ayaa maanta u dabaal degaya 53 Sano kadib Markii la aas-aasay. Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, Sarreeye gaas C/wali Jaamac Gorod ayaa u hambalyeyey Ciidanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Shir Ku Casuumay Madaxda Maamul Goboleedyada Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas, ahna guddoomiyaha golaha iskaashiga ee dowlad goboleedyada ayaa shir ku casuumay madaxda kale ee maamul goboleedyada, kaaso oo ka dhici doona magaalada Garoowe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Ka Sameeyay B/weyne Wararka ka imaanaya magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ay howlgalo amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyeen xaafadaha ay ka kooban tahay magaaladaasi.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Oo Dhaliilay Puntland Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa Puntland ku eedeeyay inay qaadanayso masuuliyadda dooni Labo maalin ka hor kusoo caarisay xeebaha gobolka Bari. Xildhibaan Cumar Ismaaciil oo la hadlay warbaahinta ayaa…