Galmudug: Wasiir Rajo Ka Muujiyey Dhaqangalka Heshiikii Ay La Galeen Ahlu-sunna Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug ayaa rajo wanaagsan ka muujisay dhaqan galka heshiiskii dhowaan ay wada gaareen Ahlu Sunna. Wasiirka shaqada iyo shaqaalaha Galmudug Axmed Cali Mire Faafaale oo wareysi siiyay Goobjoog News… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin: Ajaaniib Ka Tirsaneyd Al-shabaab Oo Lagu Qabtay Dhoobley Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in degmada Dhoobley ee gobolka Jubada Hoose ku qabteen Saddex nin ajaaniib ah, kuwaasi oo ka tirsan dagaalyahannada Al-shabaab. Raggan ayaa la sheegay in Labo kamid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo Yari Laga Soo Sheegayo Magaalada Baydhabo Ee Gobolka Baay Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa waxay sheegayaan in biyo yari baahsan ay ka jirto magaaladaasi, iyadoo dhanka kale sare u kac uu ku yimid qiimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Dhallinyaro Si Iskood Ah Uga Shaqeeya Nadaafadda Magaalada Dhallinyarada ku dhaqan magaalada Gaalkacyo ayaa xaafadaha magaaladaasi waxay ka bilaabeen qorshe ay dib ugu soo celinayaan bilicda magaaladaasi. Dhallinyaradan is uruursatay ayaa labaxay Tabarucaad, waxaana ay sheegeen in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Ka Dhashay Weerarkii Xalay Lagu Qaaday Saldhigga Booliiska Ee Boosaaso Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar habeenkii xalay ahaa ay dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab ku qaadeen saldhigga Booliiksa magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Weerarkaan ayaa isugu jiray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Golaha Amniga Qaranka Oo Maalintii Labaad Ka Socda Muqdisho Maant oo Arbaco ah, waxaa maalintiisii Labaad galay shirka golaha amniga Qaranka, kaasi oo looga hadlayo arrimo amniga dalka ku saabsan. Shirkan oo ka socda xarunta Villa Soomaaliya ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Golaha Amniga Qaranka Oo Ka Socda Villa Soomaaliya Xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya waxaa ka furmay maanta oo Isniin ah, shirka golaha amniga qaranka, waxaana shir guddoominaya madaxweyne Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo. Shirkan waxaa ka qeyb galaya madaxda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukuntay Eedeysanayaasha Qaraxii Zoobe Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa saakay waxay xukunno kala duwan ku riddey eedeysanayaashii qaraxii 14-kii October 2017 ka dhacay Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho. Eedeysanayaashan oo Shan ahaa ayaa ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Sheekh Caan Ah Oo Lagu Diley B/weyne Rag ku hubeysan bistoolado ayaa habeenkii xalay ahaa waxay magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ku dileen mid ka mid ah culimada sida weyn looga yaqaano magaaladaasi. Sheekha la diley…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Muqdisho Qaarkood Oo Saaka Xiran Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xiray qaar ka mid ah waddooyinka magaalada Muqdisho, gaar ahaan kuwa ugu muhiimsan ee isku socodka gaadiidka dadweynaha. Dadka shacabka ah ayaa kusoo toosay waddooyinkan…