2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Senator Qeybdiid: Waxaan Dareensanahay Iney Jiri Karto Qatar Igu Wajahan (Dhageyso) Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay iney jiri karto qatar ku wajahan isaga iyo qoyskiisa, maadaama weli aanay dowladda Federaalka wax ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Diyaaradaha Kenya Oo Duqeyn Ka Geystay Gedo Wararka ka imaanaya magaalada Ceelwaaq oo ku taalla xuduudka ay Soomaaliya la wadaagto Kenya ayaa sheegaya in diyaaradaha Helicopter Kenya ay duqeeyeen meel u dhow Ceelwaaq oo magaceeda la yiraahdo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sanbaloolshe “Libaax Jiis Ah Lo Wuu Fiijiyaa” (Muuqaal) Taliyahii hore ee NISA C/laahi Maxamed Cali Sanbaloolse oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan xaaladda dalka, xil ka qaadistiisa iyo sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Howlgal Ka Wada Gaalkacyo Ciidamada maamulka Puntland ayaa lagu soo waramayaa in saakay oo Sabti ah howlgallo amniga lagu xaqiijinayo ka wadaan waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Goob joogayaal ayaa inoo sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Yariisow Oo Kulan La Qaatay Safiirka Ingiriiska u Fadhiya Soomaaliya Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la qaatay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Mr David Concar. Guddoomiyuhu wuxuu qeexay arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Cunnoqabateyn Kusoo Rogay Shakhsiyaad Iyo Shirkado Ka Tirsan Xisbullah Dowladda Mareykanka oo uu hogaamiyo madaxweyne Trump, ayaa sheegtay in lix qof oo ka tirsan ururka Hezbollah iyo todobo shirkadood oo raacsan ururkaani lagu soo rogay cunno-qabateyn. Ujeedka shakhsiyaadkan iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Sheegtay In DFS Kala Hadashay Dib u Bilaabashada Wadahadallada Iyo Xiisadda Tukaraq Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire oo safar ugu maqnaa dalalka Ethiopia iyo Ingiriiska ayaa waxa uu sheegay muddadii uu ku sugnaa dalalkaasi uu la kulmay qaar kamid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Banaadir Oo 8 Bil Kadib Dhisaya Xaruntii Degmada Wadajir Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta dhagax-dhigay xarunta degmada Wadajir oo ku burburtay qaraxii ka dhacay bishii Juun ee sanadkii hore.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sanbaloolshe: Dowladda Hal Milyan Ayeey Ku Bixisay In Doorashada La Iiga Adkaado (Dhageyso) Cabdullaahi Sanbalooshe ayaa dowladda federaalka ku eedeeyay in hal malyan oo lacag ah ay ku bixisay inuu waayo kursigii gollaha shacabka ee uu todobaadkii hore uga qeyb galay magaalada Jowhar.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Kulan Looga Hadlayey Arrimaha Dastuurka Oo Ka Dhacay Jowhar Kulan looga hadlayey arrimaha Dastuurka dalka ayaa habeenkii xalay ahaa waxaa lagu qabtay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle. Shirkaan waxaa ka qeybgalay wasiirka Dastuurka C/raxmaan Xoosh Jabriil, guddiga dastuurka…