1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Maxamad Ku Taalla Maraykanka Oo Maanta Go’aan Ka Gaareysa Ku Dhowaad 100 Qof Oo Soomaali Ah Maxkamad ku taalla dalka Maraykanka ayaa maanta go’aan ka gaaraysa maxaabiis Soomaaliyeed oo ku dhow 100 qof, kuwaas oo ku xiran magaalo ku taalla gobolka Florida. Dhallinyaradaan Soomaalida ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cali Maxamed Geeddi “Dhagax Jid Lagu Xir-xiro Amni Ma Sugto” Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka, Cali Maxamed Geeddi ayaa sheegay in ammaanka magaalada Muqdisho aan lagu sugi karin waddooyinka oo dhagxaan lagu xiray. Waxa uu sheegay geeddi in amni lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Yariisow Oo Sheegay In Tallaabo Adag Laga Qaadayo Dadka Warqadaha Been Abuurka Ah Ku Raadinaya Guryo Aysan Lahayn Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho C/raxmaan Cismaan Yariisow ayaa sheegay in aan la aqbali doono dadka warqadaha been abuurka ah ku raadinaya dhulalka aysan lahayn. Waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Ka Tirsan Puntland Oo Lagu Dhaawacay Boosaaso Rag hubeysan ayaa waxay ku dhaawaceen magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, wasiiru dowlihii wasaaradda dekadaha Puntland Axmed Saciid. Raggan ayaa la sheegay iney jidka u galeen gaari uu la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Yariisow “Waxaa Naga Go’an Horumarinta Kaabayaasha Dhaqaalaha” Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow), ku-xigeenka Maaliyadda iyo Xog-hayaha gobolka ayaa kulan la qaatay madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliya Mr. Hugh Riddell.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Xil Ka Qaadis Lagu Sameeyay Mas’uul Shaaciyey Musuq Ka Jira Dowladda Hoose Ee Hargeysa Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa maanta shaqada ka eryay xoghayihii fulinta ee dawladda hoose ee magaalada Hargeysa Cali Xasan Cawaale. Xilka laga eryay mudane Cawaale ayaa loo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Kulan Ku Saabsan Mashriicda Horumarinta iyo Dib u Dhiska Dalka Oo Ka Dhacay Muqdisho Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta daah-furay shirkii xogwaraysiga ahaa ee mashruuca Horumarinta iyo dib u dhiska Soomaaliya oo ay ka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe Oo La Kulmaya Xildhibaannada Jubbaland Qaarkood Warar ay Goobjoog News ka heleyso magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose, ayaa waxay sheegayaan in madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe uu maanta oo Arbaco ah la kulmid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Duleedka B/weyne Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa xalay saq dhexe wuxuu ka dhacay duleedka magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Goob joogayaal ayaa Goobjoog News u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waare Oo Sheegay Iney Bilaabeen Howlgallo Lagu Furayo Waddooyinka Ay Xireen Al-shabaab Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay howlgallo waddo furis ah ka bilaabeen deegaannada maamulka Hirshabelle, gaar ahaan waddooyinka u…