1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Qof Oo Ku Geeriyootey Dab Ka Kacay Garoowe Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dab habeenkii xalay ahaa ka kacay kaalin shidaal oo ku taallay magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal. Goob joogayaal ayaa Goobjoog News u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Yariisow Oo Joojiyey Dhismaha Dhulka Biyaaso Liibaro Ee X/jajab Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta warqad uu soo saaray si rasmiya ugu joojiyey dhismaha ka socda dhulka danta guud ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Uu Hoggaaminayo Wasiir Xoosh Oo Madaxda Iyo Shacabka Hirshabelle Kala Tashanaya Dastuurka Wasiirka wasaaradda Dastuurka ee xukuumadda Soomaaliya, C/raxmaan Xoosh Jibriil, Guddoomiyaha guddiga dib u eegista Dastuurka Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid, guddoomiye ku xigeenka guddiga madaxa bannaan ee dib u eegista Dastuurka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Ka Tirsan Puntland Oo Qarax Lagula Eegtay Duleedka Boosaaso Qarax Miino ayaa lagu soo waramayaa in duleedka magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari lagula eegtay ciidamo ka tirsan maamulka Puntland, kuwaasi oo saarnaa gaari nooca dagaalka ah. Gaariga miinada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Jubbaland Oo La Magacaabay Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa wareegto uu soo saaray wuxuuu ku magacaabay guddoomiyaha maxkamadda sare ee Jubbaland. Sheekh Cabdishakuur Ibraahim Cabdi, ayaa loo magacaabay guddoomiyaha maxkamadda sare…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Muqdisho Qaarkood Oo Maanta Xiran Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa saakay kusoo toosay qaar kamid ah waddooyinka magaalada oo xiran, loona diidayo iney maraan gaadiidka dadweynaha. Waxa ay ciidamada u diidayaan in gaadiidka u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Maareeye: Dhulka Wasrahadda Iyo Hargaha Saamaha Ee Dharkeenley Lama Boobi Karo Wasiirka ganacsiga ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa xarig ugu hanjabay cid kasta oo sheegata dhismaha hargaha iyo saamaha ee degmada Dharkeenley, magaalada Muqdisho. Maareeye ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Faah faahin Ku Saabsan Shirkii Xasilinta Dalka Ee Lagu Qabtay Muqdisho Wasiirka Cusub ee Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa shalay magaalada Muqdisho ka furay shir looga hadlayo Xasilinta dalka. Shirkaan oo hal maalin qaatay ayaa looga hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Yariisow: Waxaan Jecelnahay Inaan Dardargelinno Howlaha Amniga Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho C/raxmaan Yariisow ayaa sheegay in ay qorsheynayaan ka maamul ahaan iney la yimaadaan qorsheyaal lagu xoojinayo amniga guud ee Muqdisho. Waxa uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Ma Jiro Dagaal Shalay Ka Dhacay Tukaraq Somaliland ayaa sheegtay in aysan waxbo ka jirin dagaal la sheegay in maalintii shalay ahayd ka dhacay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool. Wasiirka Horumarinta biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore ayaa…