1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Kursi Kamid Ah Golaha Shacabka Oo Maanta Ka Dhacaysa Jowhar Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe ay ka dhacdo doorashada kursi kamid ah golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kaasi oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Qof Oo Ku Dhaawacantay Qarax Bam Oo Ka Dhacay Isgoyska Fagax Ee Muqdisho Askar ka tirsan ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya, kuna sugnaa Isgoyska Fagax ee magaalada Muqdisho ayaa lagu tuuray Bam gacmeed sababay khasaare dhaawac u badan. Inta la xaqiijiyey waxaa Bamkaasi ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal u Dhaxeeya Ciidamada Jubbaland Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ka Socda Duleedka Kismaayo Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose, ayaa waxay sheegayaan deegaan duleedka ka ah magaaladaasi ka soconayo dagaal u dhaxeeya ciidamada Jubbaland iyo kuwa Al-shabaab. Ciidamo ka tirsan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Sare Oo Diiddan Doorasho Lagu Wado Iney Berri Ka Dhacdo Jowhar Ilo lagu kalsoon yahay ayaa Goobjoog News u xaqiijiyey in maxkamadda sare ee dalka ay diiddan tahay doorashada kursi kamid ah golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, taasi oo lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mooshin Loo Gudbiyey Guddoonka Baarlamaanka Hirshabelle Xubno ka tirsan Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa gudbiyay mooshin lagu ilaalinayo hantida dowliga ah ee degaannada maamulkaasi. Xildhibaan Nuur Xaashi Warsame oo ka tirsan baarlamaanka maamulkaasi ayaa u sheegay Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulamo Looga Hadlayo Amniga Mudug Oo Ka Socda Gaalkacyo Maamulka gobolka Mudug ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay kulamo looga hadlayey ammaanka, kuwaasi oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee arunta gobolkaasi. Guddoomiye xigeenka amniga gobolka Mudug ee Galmudug,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo Qorsheyneysa In Shacabka Gedo Doortaan Maamulkooda Wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulka Jubbaland ayaa sheegtay iney waddo qorshe ah in shacabka ku dhaqan gobolka Gedo ay doortaan maamulkooda degmo iyo gobol intaba. Wasiirka wasaaraddaasi, Maxamed Warsame Darwiish…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Aqoonyahan Sheegay In Hadalkii Keating Ee Golaha Ammaanka Kaga Warbixiyey Xaaladda Soomaaliya Aanu Isku Dheelitirney Dr. Bashiir C/qaadir oo kamid ah aqoonyahannada Soomaaaliyeed ayaa sheegay in hadalkii dhowaan uu wakiilka QM ee Soomaaliya Micheal Keating uu ka sheegay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay kagana hadlayey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Professor Diirshe: Dhibka Haysta Shacabka Galmudug Waxaa Looga Saari Karaa Xikmad Iyo Caqli Madaxweyne ku xigeenkii maamulkii Ahluy-sunna ee ku biiray Galmudug, Professor C/laahi Xirsi Diirshe ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News ku sheegay in shacabka Galmudug dhibaatada haysta looga saari karo isku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cosoble Oo Isku Soo Sharaxay Kursi Ka Mid Ah Golaha Shacabka Ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Madaxweynihii hore ee maamulka Hirshabelle, Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa magaalada Jowhar u gaaray si uu uga qeybgalo doorashada kursi ka mid ah golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Cosoble ayaa…