1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tahriibayaal Soomaaliyeed Oo Ku Dhintey Badda u Dhaxeysa Yemen Iyo Soomaaliya Wararka ka imaanaya dalka Yemen ayaa waxay sheegayaan in ay degtay doon ay la socdeen Tahriibayaal u badan muwaadiniin Soomaaliyeed, iyadoo warar horudhac ah laga helayo khasaaraha nafeed ee halkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Maxkamadda Sare Oo Dhaarisay 31 Wasiir Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland Aadan Xaaji Cali Axmed ayaa maanta dhaariyay 31 xubnood oo kamid ah golaha wasiirada Somaliland ee 32-ka xubnood ka kooban. Xubinta ka maqneyd dhaarta golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo Magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliiska Puntland Iyo Labadiisa Ku Xigeen Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto ku magacaabay taliyaha ciidamada Booliiska Puntland iyo sidoo kale ku xigeennada taliyaha. Wareegtada ayaa sidan u qorneyd: Madaxweynaha Puntland Markuu arkay: Dastuurka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin: Qarax Ka Dhacay Degmada Hodon Ee Magaalada Muqdisho Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Miino oo saakay ka dhacay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho, kaasi oo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Goob joogayaal ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Sawirro: Saddex Qof Oo Ku Geeriyoote Shil Gaari Oo Ka Dhacay Sool Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa sheegaya in shil sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira uu saakay ka dhacay duleedka degmada Laascaanood ee gobolka Sool. Gaari nooca loo yaqaano…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo oo magacaabaya guddi ka shaqeeya dabagalka mashaariicdii uu dhagax dhigay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dhawaan uu magacaabayo guddi ka shaqeeya, dabagalka fulinta mashaariicda horumarineed ee uu ka dhagax dhigay deegaannadii uu socdaalka kusoo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo Shir Guddoomiyay Kulan Looga Hadlayay Horumarinta Soomaaliya Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Gulleed (Khader) ayaa maanta shir gudoomiyay kulan Bille ah oo looga hadlo horumarinta iyo qiimaynta mashaariicda ay fuliyaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacab Carreysan Oo Dibadbax Ka Dhigay Kismaayo Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay dibadbax ka dhigeen shacab ka carreysan bur-burin lagu sameeyay guryo ku yaalla magaaladaasi. Aadan Xuseen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Loo Xiray Dilka Taliyahii Saldhigga Booliiska Ee Degmada Goldogob, Mudug Maamulka gobolka Mudug iyo taliska booliiska ee Puntland ayaa xabsiga dhigay ciidamo ka tirsan maamulkaasi, kuwaasi oo ku eedeysan in habeenkii xalay ahaa ay dileen taliyahii saldhigga ciidamada Booliska degmada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qashinka Lagu Shubo Xeebta Muqdisho Oo Saameeyay Wax Soo Saarka Kalluunka Nadaafad kama jirto halkaani, waa meel ku dhow kawaanka Kalluunka lagu iibiyo ee degmada Xamar-weyne, qashinka halkani dhooban waxa uu badda uga yimaadaa sida ay noosheegeen dad xog ogaal ah…