1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasi Maxamed Suldaan “Go’aankii Xarunta Baarlamaanka Galmudug Lagu Keenay Cadaado Waa Guul” Siyaasi Maxamed Suldaan Axmed Nuur oo kamid ah siyaasiyiinta Galmudug ayaa guul ku sheegay go’aankii madaxweyne Farmaajo iyo madaxweynaha Galmudug Mudane Xaaf ee baarlamaanka Galmudug xarunta looga dhigay degmada Cadaado.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Cadaado Sidey u Arkaan In Baarlamaanka Galmudug Ku Shaqeeyo Magaaladaasi? Shacabka ku dhaqan degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa ka aragti dhiibtay sidey u arkaan in baarlamaanka Galmudug ku shaqeeyo magaaladaasi. Dadkan qaarkood oo la hadlay Goobjoog News ayaa soo…
11 daqiiqo Sheeko:Dalka Wareysi: Yuusuf Jimcaale Oo Sheegay In Bedalka Badan Ee Guddoomiyeyaasha G/banaadir Caqabad Ku Noqonayo Dowladnimada Soomaaliya Goobjoog ayaa wareysi dhinacyo badan taabanaya la yeelatay, guddoomiyahii hore ee Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale. Goobjoog News: Jagadii waqti dhow ayaad ka tagtay, Labo guddoomiye ayaa kaa dambeysa side baad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Madaxweyne Farmaajo Oo Dhagax Dhigay Dekadda Hobyo Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Hobyo ee gobolka Mudug, halkaasi oo si diiran loogu soo dhoweeyay. Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynaha Galmudug Mudane Xaaf…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Dhagax Dhigay Garoonka Cadaado, Kuna Dhowaaqay In Magaaladaasi Tahay Xarunta Baarlamaanka Galmudug Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa gaaray degmada Cadaado ee Galgaduud, waxaana socdaalkiisa ku wehlinayey madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf iyo mas’uuliyiin kale. Madaxweyne Farmaajo ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahanno Ka Hadlay Sida Muqdisho Ku Heli Karto Maqaamkeeda Aqoonyahanno Soomaaliyeed oo la hadlay Goobjoog ayaa siyaabo kalada duwan kaga hadlay sida magaalada Muqdisho ay ku yeelan karto maqaamkeeda siyaasadeed. Cumar Cali oo kamid ah ururrada bulshada ee magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Ka Dhashay Dagaalladii Ka Dhacay Sanaag Oo Sii Kordhay Waxaa sii kordhay khasaaraha ka dhashay dagaal beeleed ka dhacay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag. Dagaalka oo u dhaxeeya Labo maleeshiyo beeleed oo in muda ahba dagaalkoodu ka taagnaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha DFS Oo Sacuudiga Kaga Qeybgalay Shirka Ururka Islaamka Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Amb. Ahmed Isse Awad ayaa uga qeybgalay Magaalada Jeddah ee Boqortooyada Saudi Arabia shir gaar ah oo Wasiirada Arrimaha Dibadda wadamada Islaamka ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Shir Uga Qeybgalaya Geneva, Switzerland Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta oo Isniin ah u ambabaxay magaalada Geneva ee dalka Switzerland. Kheyre ayaa Geneva uga qeybgeli doona…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Dagaal Maanta Ka Dhacay Degmada Kaaraan Ee Muqdisho Askar ka wada tirsan ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya, kuna labisnaa dareeska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta ku dagaallamay suuqa degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho. Inta la xaqiijiyey waxaa dagaalkaasi…